Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Maxaa ka cusub xiisadda Iran iyo Israel? - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Madaxweynaha Iran ayaa Axaddii sheegay xabad-joojin suurta-gal ah oo u dhaxaysa xulafadeeda iyo Israa’iil “ay saamayn ku yeelan karto xoojinta,” jawaabta Tehran ka bixinayso weerarradii ugu dambeeyay ee Israa’iil ku qaadday goobaha ciidamada Iiraan.

Digniinaha amni ee doorashada Mareykanka - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Saraakiisha amniga iyo sirdoonka Mareykanka ayaa ka digaya in cod-bixiyeyaasha Mareykanka ay wajahayaan halis iyo dareen kacsan, khatartuna waxay ka imanaysaa gudaha iyo dibadda. Weriyaha Amniga Qaranka ee VOA Jeff Seldin ayaa warbixintan diyaariyey. Wax

Doorashada Mareykanka oo dhaceysa berri - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Dadweynaha Maryakanka ayaa wax ka yar 24 saacadood u dareeri doona goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxtinimada. In ka badan 75 million oo qof ayaa goor hore codadkooda dhiibtay. Wararkii ugu dambeeyey waxaa nala wadaagaya Maxamed Cabdi Xasan Sandheer

Xiisadda Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ka dhex taagan dowladda federaalka iyo maamulka Jubaland, iyadoo madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe u xidlhibaannada baarlamaanka federaalka ee Jubaland ka soo jeeda ka dalbayay inay Kismaayo ku laabtaan, si ay wadatashiyo

Muhiimadda curiyayaasha SMR ee tamarta - Nofembar 03, 2024
November 03, 2024

Khubarada ayaa sheegaya in curiyeyaasha yar yar ee loo yaqaan SMRs, uu dalalka aan hodanka ahayn u keenayo tamar la awoodi karo oo laga dhaliyo Nukliyeerka.Hase yeeshee waxa ay yihiin SMRs iyo sababta dadka taageerayaa ugu riyaaqsan yihiin waxaa warbixi

Turkiga oo xoojinaya xiriirka dalalka Afrika - Nofembar 03, 2024
November 03, 2024

Turkiga ayaa maanta oo Axad ah sheegay inuu sii xoojinayo xiriirka qotoda dheer ee kala dhexeeya Afrika, isagoo shirkii ugu dambeeyay ee Afrika ku qabtay Jabuuti.

Farriinta dadka Afrika ee doorashada Mareykanka - Nofembar 03, 2024
November 03, 2024

Dadka Africa ku nool ee la socda doorashada Mareykanka ayaa farriimo kale duwan u soo diray madaxweynaha cusub ee soo socda ee Maraykanka. Waa kuwan qaar ka mid ah farriimaha loo soo diray madaxweynaha soo socda ee Maraykanka.

Codeynta Soomaalida Mareykanka ee Soomaaliya - Nofembar 03, 2024
November 03, 2024

Soomaalida Maraykanka ee ku nool Soomaaliya ayaa si dhow ula socda doorashada Maraykanka, iyagoo qaarkood dibedda ka soo codeeyay. Waxay aad u daneynaya siyaasadda arrimaha dibedda Maryaknaka iyo waliba maalgashi uu Marayakanku ku sameeyo Africa. Warbix

Mareykanka oo yeelan kara Mudanaha Koowaad - Nofembar 03, 2024
November 03, 2024

Haddii Kamala Harris ay ku guuleysato doorashada madaxweynaha Mareykanka ee Talaadada waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Mareykanka, ninkeeda Doug Emhoff wuxuu noqon doonaa “First Gentleman” ama Mudanaha Koowaad, kii ugu ho

Saacadihii ugu dambeeyey doorashada Mareykanka - Nofembar 03, 2024
November 03, 2024

Kamala Harris iyo Domald Trump ayaa ku jira saacadihii u danbeeyey ee ololaa doorashada Maryakanka ee dhaceysa Talaadada. Kamala iyo Trump ayaa diiradda saaraya gobollada ana xisbi-na ku xooganeyn ee loo yaqaan Swing States ama kuwa guur-guura. Faah-faa