Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Codeynta Soomaalida Virginia - Nofembar 05, 2024
November 05, 2024

Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta dhaceysa. Soomaalida Minnesota ayaa ka mid ah dadka maanta codkooda dhiibanaya.

Taariikh nololeedka musharax Kamala Harris - Nofembar 05, 2024
November 05, 2024

Kamala Harris ayaa noqon karta haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ku noqota Mareykanka, ayada oo dadweynaha Mareykanka ay maanta u dareereen goobaha cod-bixinta.Weriyaha VOA Matt Dibble ayaa warbixintan ku eegaya taariikh nololeedka Harris. Caasha

Taariikh nololeedka musharax Donald Trump - Nofembar 05, 2024
November 05, 2024

In ka badan sagaal sano gudahood, madaxweynihii hore sidoo kalena laga yaabo inuu noqdo Madaxweynaha mustaqbalka, Donald Trump ayaa wax ka beddel ku sameeyay siyaasaddii xisbiga Jamhuurig, xilli dalka Mareykanka dadkiisu ay siyaasad ahaan kala qeybsan yih

Falanqeynta doorashada Mareykanka - Nofembar 05, 2024
November 05, 2024

Ayada oo doorashada madaxweynaha Mareykanka ay dhaceyso maanta, ayaa rayi ururintii ugu dambeysay waxay muujineysa in tartanku adag yahay, oo aad la isugu dhow-yahay,.Hadaba doorashadan iyo waxa ku xiriira ayaa waxaa fallanqeynaya madaxa Laanta Af-Soom

Taariikhda doorashada Mareykanka - Nofembar 05, 2024
November 05, 2024

Doorashada madaxweyne Mareykanka ee maanta dhaceysa ayaa ah tii 60--aad ee la qabto. Haddaba sooyaalka taraiikhda doorashada waxaa soo jeedinayaa Xuseen Barre.

Soomaalida Virginia iyo doorashada Mareykanka - Nofembar 05, 2024
November 05, 2024

Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta dhaceysa. Soomaalida Minnesota ayaa ka mid ah dadka maanta codkooda dhiibanaya.

Wararkii ugu dambeeyey daadadka Spain - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Dowladda Spain ayaa maanta oo Isniin ah sheegtay in ay 7,500 oo askari u daabulaysa gobolkeeda bari oo ay ku dhufteen daadad baan. Dowladda ayaa wajaheysa caro sii kordheysa oo ku aaddan sida ay uga gaabisey wax ka qabashada masiibadii ay ku dhinteen ugu

Farriinta Afrika ee doorashada Mareykanka - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Dadka Africa ku nool ee la socda doorashada Mareykanka ayaa farriimo kale duwan u soo diray madaxweynaha cusub ee soo socda ee Maraykanka. Waa kuwan qaar ka mid ah farriimaha loo soo diray madaxweynaha soo socda ee Mareykanka.

Al-Burhan oo isku shaandheeyey wasiirada - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Hoggaamiyaha ciidamada Sudan Abdel Fattah al-Burhaan, oo dagaal kula jira kooxo hubaysan, ayaa ku dhawaaqay isku shaandheyn uu ku sameeyey golaha wasiirada, taasi oo lagu bedelay afar wasiir oo ay ku jiraan kuwa arrimaha dibadda iyo warbaahinta.

Waa tuma Melania Trump - Xaaska Donald Trump? - Nofembar 04, 2024
November 04, 2024

Gabadha reer Slovenia ee soo noqotay Marwada Koowaad ee dalkan, Melania Trump ayaa heysata waaya aragnimo macaan iyo qaraar isku jira iyo dareenkii xooganaa ee ku soo jeestay markii odeygeeda Donald Trump uu madaxweyne noqday sanadkii 2016-kii.