Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Siyaasadda adag ee Trump ee muhaajiriinta - Nofembar 07, 2024
Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ajandihiisa ololaha doorashada waxaa ugu weynaa arrinta socdaalka, isaga oo ballan qaaday in uu soo rogi doono wax uu ugu yeeray "amar aan horey loo arag" oo dhinaca xudduudda koonfureed ee dal
48 qof oo lagu dilay rabshadaha Itoobiya - Nofembar 07, 2024
Hayadda Xuquuqda Aadanaha Itoobiya ayaa Khamiista sheegtay in ay baarayso dilka 48-ka qof ee lagu dilay gobolka Oromia ee rabshadaha ay ka socdaan, waxayna eedda dhiiggan la daadiyey dusha ka saartay mucaaradka.
Xiisadda DFS iyo Jubaland oo xoogeysatay - Nofembar 07, 2024
Iyadoo ay wali taagan tahay xiisadda u dhaxeysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland, ayaa maanta waxaa Kismaayo gaaray xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo ka soo jeeda Jubaland, kuwaasi oo uu u yeeray madaxweynaha Jubaland si uu wadata
Kamala Harris oo qiratay in laga guuleystay - Nofembar 07, 2024
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Kamala Harris oo looga adkaaday doorashadii Talaadadii dhacday ayaa taageerayaasheeda iyo waliba dadkii u coddeeyay u sheegtay in aysan niyad jabin oo ay sii wadaan dadaalka ay ku doonayaan inay cadaallad helaan.
Ciidanka Israel oo mar kale duqeeyey Beirut - Nofembar 07, 2024
Ciidamada Israel ayaa duqeymo cirka ah maanta la beegsaday duleedka koonfureed ee Beirut, maalin kadib duqeyn ay ka fuliyeen bariga iyo koonfurta Lubnaan oo ay ku dhinteen ugu yaraan 40 qof.
Aragtida shacabka Nairobi ee guusha Trump - Nofembar 06, 2024
Qaar ka mid ah shacabka Nairobi ayaa aragtidooda ka dhiibtay guusha Donald Trump ee doorashada madaxweynaha Mareykanka.
Aragtida shacabka Muqdisho ee guusha Trump - Nofembar 06, 2024
Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay guusha Donald Trump ee doorashada madaxweynaha Mareykanka.
Soomaali guulo ka gaaray doorashada Mareykanka - Nofembar 06, 2024
Gobalka Minnesota, illaa iyo 10 qof oo Soomali ah ayaa ka tartantay doorashada Mareykanka, kuwaas oo ku tartamayay koraas ay Soomalidu hore ugu fadhisay iyo kuwa cusub oo ay doonayeen inay ku guulaystaan. Maxamuud Mascadde ayaa faah-faahinaya.
Sidee ku timid guusha Trump ee doorashada? - Nofembar 06, 2024
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale dib loogu doortay xilkaas, kadib doorasho adag oo shalay ka dhacday dalka, isaga oo ka guuleystay madaxweyne ku-xigeenka dalka Kamala Harris. Haddaba waxaa arrintan falanqeeynaya Cabdiraxmaan Ya
Sidee looga falciyey guusha Donald Trump? - Nofembar 06, 2024
Guusha Donald Trump ee doorashadii shalay oo ah soo rogaal-celin aan caadi aheyn ayaa si weyn looga hadal hayaa Mareykanka, iyadoo madaxda dunidu ay dhambaallo hambalyo usoo dirayaan. Haddaba natiijada doorashada iyo falcelinta ka dhalatayba waxaa ka war