Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Wareysi: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi - Nofembar 11, 2024
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo mar kale uu tartamaya xilka, doorashada dhici doonta Arbacada ayaa VOA u sheegay inuu ku rajo weyn yahay inuu dhaqan-galo is-afgaradkii Somaliland iyo Ethiopia. Dhinaca kale, wuxuu ka hadlay dagaalki Laascaanoo
Xamza oo loo diiday inuu tago Kismaayo - Nofembar 11, 2024
Waxaa xiisad ka taagan tahay magaalada Kismaayo, halkaasi oo la sheegay in maamulka Jubaland uu hor-istaagay safar uu raiisul wasaaraha Soomaaliya ku tagi lahaa. Arrintan ayaa daba socota khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo Jubaland oo meel halis ah
BF oo maanta qaaday tallaabo xaaasi ah - Nofembar 11, 2024
Labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta cod wadajir ah ku ansiyay hindisayaal sharciyeed ooo uu ku shaqeyn doono guddiga KMG oo baarlamaanka ka tirsan oo loo xil saaray diyaarinta xeerarka doorashooyinka. Talaabadan ayaa gogosha u xaari doonta q
Wareysi: Musharrax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro - Nofembar 11, 2024
Ayada oo Arbacada ay dhaceyso doorashada Somaliland, ayaa VOA waxay wareysi la yeelatay murashaxiinta xisbiyada Kulmiye, madaxweyne Muuse Bixi, Xisbiga Waddani, Cabdiraxman Cirro iyo Faysal Cali Waraabe, murashaxa Xisbiga UCID. Waa kan wareysiga Cabdirax
Trump oo ku guuleystay gobolka Arizona - Nofembar 10, 2024
Donald Trump ayaa ku guulaystay gobolka Arizona doorashadii madaxtinimada ee dhacday todobaadkan, taasi oo ka dhigan inuu wada helay dhammaan toddobadii gobol ee codkoodu uu guurguuro. Waxaa faah-faahinaya Cabdixakiim Shirwca.
Xiisad ka taagan Netherlands kadib rabshado - Nofembar 10, 2024
Raiisul Wasaaraha Holland Dick Schoof ayaa baajiyay safarkii uu ku tagi lahaa shirka cimilada ee QM ee ka dhacaya Azerbaijan kaddib markii magaalada Amsterdam ay ruxeen rabshado dhexmaray taageerayaasha koox Israel ka socotay iyo dad u badnaa taksiilayaa
Xiriirka Erdogan iyo Trump - Nofembar 10, 2024
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa rajaynaya in xiriirka wanaagsan ee uu la leeyahay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ay ka dhigan tahay in la iska kaashado joojinta colaadaha gobolka, iyo in la soo afjaro taageerada Marayka
Jubaland oo xiriirka u jartay Dowladda Federaalka - Nofembar 10, 2024
Xiisadda u dhaxeysa Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa ka sii dartay, iyagoo Jubaland ay ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay Dowladda Dhexe, oo iyadu xalay ka hortimid guddi doorasho oo uu soo magacaabay Axmed Madoobe. Cabdulqaadir
Ruushka oo la shiraya madaxda Afrika - Nofembar 07, 2024
Ruushka ayaa toddobaadkan magaalada Sochi ee koonfurta ku marti galinaya wasiirro ka socda qaaradda Afrika. Ruushka ayaa shirkan uga dan leh inuu muujiyo aragtidiisa ku aaddan adduunyo aanay hal awoodi ka talin.
Jamhuuriga oo hantay maamulka Senate-ka - Nofembar 07, 2024
Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay gacan ku haynta Aqalka Senate-ka Mareykanka, taasi oo guul weyn siin doonta madaxweynaha la doortay Donald Trump si uu u meel-mariyo ajendayaashisa muhiimka ah. Weriyaha VOA Katherine Gypson ayaa warbixintan diyaari