Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Dubai oo dhisaysa garoon diyaaradeed cusub - Abriil 30, 2024
Imaaradda Dubai ayaa shaaca ka qaaday mashruuc ku kacaya 35 bilyan oo dollar oo lagu ballaarinayo garoonka diyaaradaha Dubai.Waxaa faah-faahinaya Maxamed Bashiir.
Netherlands oo taageero ka raadineysa Erdogan - Abriil 30, 2024
Raiisul Wasaaraha Netherlands ee xilka kasii dagaya Mark Rutte ayaa jimcihii ku sugnaa dalka Turkiga, isagoo taageero ka raadinayay madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxda Holland ayaa doonaya in qof dalkooda ka socdaa uu qabto xilka xoghayaha
Sayniska iyo Tiknolojiyadda - Abriil 29, 2024
Rajo laga muujinayo in Teknolojiyadda casriga ah ay ka qeyb-qaadato ogaanshaha iyo daweynta Kansarka sambabka ku dhaca. Qodobkaasi waxa uu qeyb ka yahay xubinta Sayniska iyo Tiknolojiyadda.Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.
Kenya: Ugu yaraan 40 qof oo ku dhintay biyo-xireen goostay - Abriil 29, 2024
Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay kadib markii biyo-xireen ku yaalla galbeedka dalkaasi uu darbiyada jabsaday, guryana uu qaaday, isla markaana uu jaray waddo weyn.Warbixina ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haysa Caasha Ibraah
Danyar qalliin indhaha loogu sameeyey Waqooyi Bari Kenya - Abriil 26, 2024
In ka badan 500 oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ka soo jeeda Waqooyi Bari Kenya ayaa loo sameeyay qaliin indhaha ah oo bilaash ah. Axmed Xuseen ayaa soo diray warbixintan.
Dibad-baxyo weli ka socda Jaamacadaha Mareykanka - Abriil 25, 2024
In ka badan 100 qof ayaa Arbacadii lagu xiray laba jaamacadood oo ku kala yaalla gobolada California iyo Texas, ka dib markii ay sameeyeen mudaaharaadyo Falastiiniyiinta ay ku taageerayaan oo toddobaadkan ka dhacayay qaar ka tirsan jaamacadaha Maraykanka.
Xamas oo shuruudo soo bandhigtay - Abriil 25, 2024
Ururka Xamsas ayaa soo bandhigay shuruudo haddii la fuliyo ay hubka ku dhigi karaan oo ay ku noqon karaa xisbi siyaasadeed.
Dacwadda Trump oo ka socota New York - Abriil 25, 2024
Madaxweynihi hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa maalintii 3-aad ku noqday maxkamadda New York, iyadoo markhaatiyaal ay ka marag-furayaan dacwadda loo haysto ee la xiriirta lacagtii uu ku aamusiyay haweenay xiriir jinsi uu dhexmaray.
Madaxweynayaashii soo maray Mareykanka - Abriil 25, 2024
46-ka madaxweyne ee soo maray Mareykanka, iyo muddada uu xilka hayey mid walba.
Wararkii ugu dambeeyey doorashada India - Abriil 25, 2024
Islaam naceybka ayaa qeyb ka noqday lolaha doorashada India, ayada oo lagu eedeeyey xisbiga ra'iisul wasaare Modi inay mucaaradka ku calaameynayaan kuwa la safan Muslimiinta.