Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Maxkamadda ICC oo laga filayo amar ka dhan ah Israel - May 01, 2024
May 01, 2024

Israel ayaa wajaheysa amar la filayo inuu kasoo baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ICC), kaasi oo lagu dalban doono in lasoo xiro hoggaankeeda.

Kashifayaasha musuq-maasuqa Koonfur Afrika - May 01, 2024
May 01, 2024

Martha Ngoye waxay ahayd agaasimaha fulinta sharciga ee Wakaaladda Tareenada ee Dawladda Koonfur Afrika, ka dib markii ay banaanka keentay qandaraasyo dawladeed oo ku kacaya malaayiin dollar. Balse halkii ay ahayd in lagu tixgeliyo musuqa ay banaanka keen

Muhiimadda dadka Asiyaanka ee doorashada Mareykanka - May 01, 2024
May 01, 2024

Dadka Maraykanka ah ee asalkoodu qaaradda Asia ka soo jeedo ayaa hadda ah cod-bixiyeyaasha ay tiradoodu ugu korriinka badan tahay, sida laga soo xigtay Xarunta Cilmi-baarista ee Pew.Wariyaha VOA-da Scott Stearns ayaa warbixintan diyaariyey. Maxamed Cabd

Madaxda Mareykanka iyo Mexico oo ka hadlay arrinta xuduudda - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Madaxda Mareykanka iyo Mexico ayaa ka wada-hadlay xiisadda la xiriirta dadka muhaajiriinta ah ee xadka Mexico kasoo gala Mareykanka. Cabdixakiim Shirwac ayaa faah-faahinaya.

Ruto oo isugu yeeray Golaha Wasiirada - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa isugu yeeray Golaha Wasiirada si uu ugala hadlo daadadka kusoo rogmaday qeybo ka mid ah dalka oo ay ku dhinteen dad badan.

Meydad laga soo saaray Gaarisa - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Waxaa la helay meydadka qaar ka mid ah dad ku geeriyooday doon shalay ku qariqantay magaalada Gaarisa.

Dibad-baxyada Jaamacadda Colombia - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Jaamacadda Colombia ee magaalada New York ayaa Isniintii mamnuucday xubnaha ardayda ee u dhaq-dhaqaaqa Falastiiniyiinta ee diiday inay ka guuraan barxadda hore ee dhismaha Jaamacadda.

Booliska Britain oo xiray nin hubeysan - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Booliska Britain ayaa xiray nin mindi ku hubeysan kadib markii dad shacab ah la tooreeyey.

Mareykanka: Afar askari oo toogasho lagu dilay - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Afar askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee Maraykanka ayaa la dilay, afar kalena waa la dhaawacay xilli ay ku guda jireen inay amar maxkamadeed u gudbiyaan eedaysanayaal ku sugnaa guri ku yaalla magaalada Charlotte ee gobolka North Carolina, sida ay s

Isbeddelo waa weyn oo ka socda Muqdisho - Abriil 30, 2024
April 30, 2024

Isbeddelo waa weyn iyo horumar ayaa ka socda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.Weriye Jamaal Axmed Cusmaan oo dhowaan kasoo laabtay magaalada ayaa uga warramay Maxamed Cabdi Sandheere.