Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Dalka Colombia oo xiriirka diblomaasi u jaray Israel - May 02, 2024
Dalka Latin America ku yaalla ee Colombia ayaa xiriirka u jaray Isreal, iyagoo ku eedeeyay inuu xasuuq ka wado dhulka Falastiin.
Roobab kale oo ka da'ay Imaaraadka - May 02, 2024
Imaaraatka Carabta oo mar kale ay ka daeen roob keenay in dugsiyadii iyo jaamacadihii la xiray iyada oo ardaydu ay casharadan ku qaadanayaan guryahooda.
Banaan-baxyada Jaamacadaha Mareykanka - May 02, 2024
Booliska magaalada Los Angels ayaa galay Jaamacadda UCLA, oo ardayda ay ka wadaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin.
Khasaaraha daadadka Kenya - May 02, 2024
Waxaa kordhay khasaaraha dadka ku dhintay daadadka Kenya.
Ghana oo 20% la musuq-maasuqo miisaaniyada dowladda - May 02, 2024
Dalka Ghana 20% miisaaniyadda dowladda waa la musuq-maasuqaa. Warbixintan oo qeyb ka ah warbixino aan ugu talagalnay xaaladda musuq-maasuqa Afrika, waxaa Accra ka soo diray weriyaha VOA Isaac Kaledzi. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.
Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda - May 02, 2024
Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa sii xoojinaya xiriirka u dhaxeeya kadib markii ay dhawaan kala saxiixdeen heshiish ku aadan dhinacyada difaaca iyo dhaqaalaha. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay - May 01, 2024
Midowga Afrika ayaa Talaadadii sheegay in la fashiliyay isku day lagu doonayay in lacag dhan 6 milyan oo dollar lagala baxayo akoonnada Midowga Afrika ee bankiga ugu weyn Itoobiya.
UK oo billaabeysa inay muhaajiriinta u tarxiisho Rwanda - May 01, 2024
Dowladda Britain ayaa billowday inay qabqabato dadka sida sharci-darrada ku jooga dalkaas, kuwaasi oo ay qorsheynayo inay u tarxiisho dalka Rwanda.
Jaamacadaha Mareykanka iyo dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin - May 01, 2024
Mudaaharaadayaal iska soo horjeeda ayaa isku dhac uu ku dhexmaray Jaamacadda California ee magaalada Los Angeles, saacaddo kadib markii booliiska New York ay gudaha u galeen dhismo ku yaalla Jaamacadda Columbia, halkasi oo ay ka saareen dibad-baxayaal taa
Blinken oo raadinaya xabad-joojin dhexmarta Xamaas iyo Israel - May 01, 2024
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony Blinken oo maanta la kulmay hoggaamiyeyaasha Israaiil ayaa isku dayaya in la helo heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israaiil iyo Xamaas.