Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Trump oo maanta mar kale maxkamadda la keenay - May 07, 2024
May 07, 2024

Donald Trump ayaa maanta mar kale maxkamadda la keenay, isaga oo loogu hanjabay xabsi kadib markii u jabiyay amaro la siiyay oo ahaa in uusan ka hadlan dadka ku lugta leh dacwadda loo haysto.

Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen shacab - May 07, 2024
May 07, 2024

Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga, lagu dilay 23 qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan 14 carruur ah, bishii Maarso, iyadoo ku baaqday in baarit

Mowqifka Biden iyo Trump ee Maandooriyaha Marijuana ka hor doorashada - May 07, 2024
May 07, 2024

Mowqifka Biden iyo Trump ee Maandooriyaha Marijuana ka hor doorashada madaxweyne. Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa diyaariyey warbixintan. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - May 07, 2024
May 07, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda ee caalamka. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Ruushka oo sameynaya dhoola-tus Nukliyeer - May 06, 2024
May 06, 2024

Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegtay inay qorsheyneyso inay qabato dhoola-tus Nukliyeer.

Caqabadda ka taagan marin biyoodka Badda Cas - May 06, 2024
May 06, 2024

Weerarada ka dhanka ah Maraakiibta ee ka dhacaya Badda Cas ayaa hoos u dhigay xiriirkii ganacsi ee dalalka Bariga Fog iyo Yurub.

Israel oo shacabka Falastiin ku amartay inay ka guuraan Rafah - May 06, 2024
May 06, 2024

Dawladda Israel ayaa dadka ku dhaqan Bariga magaalada Rafax amartay inay u guuraan degaan kale oo ay ku jirto Khaan Yuunis, iyadoo la filayo inuu bilowdo hawlgal milatari oo ay in muddo ah ku hanjabayeen milatariga Israel.

Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo saxiixday - May 06, 2024
May 06, 2024

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ku tegay dalka Kenya, halkaasi oo uu heshiisyo kala saxiixday madaxweyne William Ruto.

Wareysi: Cabdiraxmaan Caynte - May 03, 2024
May 03, 2024

Halkee ayey maraysaa xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya? Waxaan ka wareysanay Cabdiraxmaan Caynte, oo so noqday wasiirkii qorshenta ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah guddi ay dowladda Soomaaliya u xil-saartay arrimaha Ethiopia.

Fatahaad laga cabsi qabo inay ka dhacdo Beledweyne - May 03, 2024
May 03, 2024

Dadka ku nool magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay cabsi ka qabaan fataahaad xooggan oo Webiga Shabeelle uu ka geysto magaalada.Weriyaheena Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.