Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Musuq-maasuq hareeyey nidaamka Bankiyada Nigeria - May 09, 2024
Hayadda qaabilsan la-dagaalanka musuq-maasuqa ee Nigeria ayaa sheegtay in nidaamka bankiyada ee dalkaasi uu masuul ka yahay toddobaatan boqolkiiba, dembiyada maaliyadeed ama falalka wax-is-daba marinta la xidhiidha ee dalkaas laga sameeyo.
Muhaajiriin lagu haystay Libya oo la sii daayey - May 08, 2024
Muhaajiriin lagu haystay dalka Libya oo ay ku jiraan Soomaaliy ayaa xoog lagu sii daayey
Mashruuc laga fulinayo xadka Itoobiya iyo Somaliland - May 08, 2024
Degmada Wajaale ee dhinaca Ethiopia ee ku taalla xadka u dhaxeeya Ethiopia iyo Somaliland ayaa la qorsheynayaa in laga hirgaliyo mashruuc IGAD ay fulinayo oo biyo looga soo saarayo dhulka hoostiisa.
Iska horimaad ka dhacay Boosaaso - May 08, 2024
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor-imaad xalay Boosaaso ku dhex-maray ciidamada amniga Puntland iyo koox lasoo degeysay hub.
Mareykanka oo hakiyay hub uu u diri lahaa Israel - May 08, 2024
Dowladda Mareykanka ayaa hakisay shixnad bambooyin ah oo la siin lahaa Israel, ayada oo kasoo horjeeda duulaanka Rafax.
Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedyentii Amnesty - May 08, 2024
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warbixin ay hay'adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ku sheegtay in ciidankeeda ay duqeyn ku dileen dad shacab ahaa.
Saameynta daadadka Geeska Afrika - May 08, 2024
Xafiiska arrimaha bani'aadannimada ee Qaramada Midoobay ayaa lagu faah-faahiyay saamaynta fatahaaduhu ay ku yeesheen dalalka Bariga Africa,. Waxaa faah-faahinaya Cabdixakiim Shirwac.
Putin oo ballan-qaaday inay ka adkaan doonaan Ukraine - May 07, 2024
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa wacad ku maray inay ka adkaan doonaan Ukraine oo dagaal uu kala dhaxeeyo.
Cod-bixiyayaasha da'da yar oo aan ku qanacsaneyn Biden iyo Trump - May 07, 2024
Inta badan cod bixiyayaasha da'yarta ee doorashada 2024-ka ee madaxtinimada Maraykanka ayaa sheegaya in ay jeclaan lahaayeen in ay helaan musharrax aan aheyn Joe Biden ama Donald Trump oo ay doortaan. Scott Stearns ayaa diyaariyey warbixintan. Waxaa soo
Xaafado ka tirsan Beledweyne oo ay biyo-galeen - May 07, 2024
Magaalada Baledweyne ee bartamaha Soomaaliya, xaafaddo ku yaalla waxaa ka bilowday barakac, kaddib markii wabigu qarka goostay oo uu ku fahatay xaafaddaha qaarkood. Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Dhaqane.