Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Dhageysiga dacwadda Trump oo geba-gebo ku dhow - May 13, 2024
Dhageysiga dacwadda eedaha ka dhanka ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ee ka socota magaalada New York aya hadda geba-gebo ku dhow
Dagaal qaraar oo maanta ka dhacay Rafah - May 13, 2024
Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Israel iyo Xamas ayaa maanta ka dhacay magaalada rafah ee Marinka Gaza.
HRW oo tuhmeysa inuu xasuuq ka dhacay Darfur - May 10, 2024
Hay'adda Human Rights Watch ee xuquuqda aadanaha ayaa sheegtay in weeraro is xigxigay oo ay ciidamada militariga Suudaan ka fuliyeen gobolka galbeedka ee Darfur ay sare u qaadeen suurta-galnimada inuu dhacay "xasuuq" ka dhan ah qowmiyadaha aan Carabta aha
Muhiimadda gobolka Michigan ee doorashada Mareykanka - May 09, 2024
Musharaxa madaxtinimada Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu toddobaadkan olole ka sameeyo gobolka Michigan, oo ka mid ah gobollada ugu muhiimsan doorashada Mareykanka.Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa warbixintan diyaariyay, waxaa inoo soo koob
Mike Johnson oo ka bad-baaday in xilka laga qaado - May 09, 2024
Dimoqraadiyiinta ayaa u codeeyay in la badbaadiyo hogaamiyaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Arbacadii ka dib markii xildhibaan garabka midig ah uu u dhaqaaqay inuu xilka ka tuuro, taasi oo Xisbiga Jamhuuriga gelisay khilaaf hor leh ka hor door
Israel oo kasoo horjeesatay go'aanka Biden - May 09, 2024
Saraakiisha Israaiil ayaa Khamiista maanta ka soo horjeestay goaanka Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu ku hakiyay shixnad hub ah oo loo waday Israaiil.
Wareysi: Axmed Ciise Cawad - May 09, 2024
Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay go'aanka ay dowladda Soomaaliya ku codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM.
Muuse Biixi oo mar kale is-sharxay - May 09, 2024
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale maanta ku dhowaaqay inuu yahay musharax madaxweyne.
Soomaaliya oo codsatay in la soo geba-gebeeyo howlgalka UNSOM - May 09, 2024
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loo cusboonaysiin Qaraarka tirsigiisu yahay 2705 ee uu ku howlgallo Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Trump ‘oo soo celin doona’ mamnuucista Muslimiinta - May 09, 2024
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo haddana ah musharax, ayaa sheegay in haddii la doorto uu dib usoo celin doono mamnuucistii uu saaray 7 dal oo dadkooda Muslimiin u badan yihiin oo Soomaaliya ay ku jirto.