Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Soomaali lagu Maxkamadeynayo Minnesota - Abriil 24, 2024
Gobolka Minnesota waxaa ka billaabatay dhageysiga dacwad ka dhan ah dad Soomaali ah oo lagu eedeeyey lunsashada lacag malaayiin dollar ah.
TikTok oo laga mamnuucayo Mareykanka - Abriil 24, 2024
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyay sharci ku qasbaya shirkadda Shiinayska ah ee ByteDance ee leh TikTok in ay iibiso App-kaasi caanka ah.Maxamed Bashiir ayaa faah-faahinaya
Boqor Salamaan oo isbital galay - Abriil 24, 2024
Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu Cabdulcaziiz oo ah 88 jir, ayaa maanta oo Arbaca ah galay Isbitaal.Xuseen Barre ayaa faah-faahinaya.
Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh - Abriil 24, 2024
Wasiirka Maaliyadda Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaleh, oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington, ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay aragtida dowladda Jabuuti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.
Dagaal dhex-maraya Tigrayga iyo Amxaarada - Abriil 24, 2024
Qaramada Midoobe ayaa sheegtay inay 50,000 oo qof ku barakaceen dagaallo u dhaxeeya Tigrayga iyo Amxaarada Itoobiya.
Jaamacado Maraykan ah oo ay ka taagan tahay xiisad la xiriirta Gaza - Abriil 23, 2024
Qaar ka mid ah Jaamacadaha Mareykanka ayaa waxaa ka socda dibad-baxyo lagu taageerayo shacabka Falastiin.
Dowladda Soomaaliya oo digniin soo saartay - Abriil 23, 2024
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan roobab xooggan leh oo soo fool leh, kuwaas oo dhallin kara daadad iyo fatahaado.
Dad ku dhintay doon ku degtay Marinbiyoodka English Channel - Abriil 23, 2024
Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen xilli ay ka gudbayeen marinbiyoodka English Channel, ee isku xira koonfurta Ingiriiska iyo waqooyiga France.
Turkiga oo markab u diraya Gaza - Abriil 23, 2024
Qaar ka mida ururada samafalka ayaa isku dayaya inay jebiyan godoominta ay Israaiil ku hayso marinka Gaza, iyaga oo adeegsanaya maraakiib kala duwan oo sida gargaar baniaadannimo.
Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Jabuuti - Abriil 23, 2024
Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay ku jirto aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland.