Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Ra’isul Wasaaraha dalka Slovakia oo la toogtay - May 16, 2024
May 16, 2024

Raiisul Wasaaraha dalka Slovakia Robert Fico ayaa si xun ugu dhaawacmay dhowr xabbadood oo loogaga dhuftay qeybo ka mid ah jirkiisa Arbacadi.

Putin oo booqnaya Beijing - May 16, 2024
May 16, 2024

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Beijing, halkaasi oo uu kulamo kula yeeshay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran - May 16, 2024
May 16, 2024

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda Villa Somalia ayaa maanta galay maalintii saddexaad. Waxyaabaha looga hadlayaa waxaa faah-faahinaya Cabdicasiis Barrow

Musuq-maasuqa dalka Estawitini - May 16, 2024
May 16, 2024

Shaqaalaha ka shaqeeya warshadaha dharka sameeya ee dalka Estawitini ayaa sheegay in musuq-maasuq iyo xeer laaan dalkaasi ka jirta ay fursad siiso shirkaddaha dharku inay ku tacadiyaan shaqaalaha. Warbixintan waxaa diyaariyey Nokukhanya Musi, Ismaaciil

Heshiiska India iyo Iran oo ka careysiiyey Mareykanka - May 15, 2024
May 15, 2024

Wasiirka arrimaha dibadda India ayaa sheegay in INDIA ay ka faa'iidi doonto mashruuca dekedda istiraatiijiga ah ee Iran leedahay, ka dib markii Maraykanku ugu hanjabay cunaqateyn. Warbixintan waxaa inoo haya Cabdixakiim Shirwac.

Geert Wilders oo guul qarka u saaran - May 15, 2024
May 15, 2024

Geert Wilders oo ah siyaasi ku caan ah Islaam naceybka ayaa qarka u saaran in xisbigiisu uu hoggaanka u qabto xukuumadda la wareegeysa talada Netherlands.

Maxakamad ayiday xukunkii dilka ee Sayid Cali - May 15, 2024
May 15, 2024

Maxakamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta ayiday xukun dil ahaa oo maxkamad ku ridday Sayid Cali Macalin oo lagu helay inuu nolol ku gubay xaaskiisii oo uur lahayd.

Maamulka Biden oo hub cusub u diraya Israel - May 15, 2024
May 15, 2024

Maamulka Madaxweyne Biden ayaa la filayaa inuu Israel u diro xirmo cusub oo hub ah oo gaareysa 1$ bilyan.

Maraakiibta oo looga digay xeebaha Soomaaliya - May 15, 2024
May 15, 2024

Xarunta ammaanka badda ee geeska Africa ayaa soo saartay digniin deg deg ah oo ay u dirtay maraakiibta shixnadaha maraya baddaha Soomaaliya, xili burcad badeed la aaminsan yahay inay Soomaali yihiin ay la wareegeen doon kuwa kaluumaysiga ah.

Doorashada Mareykanka iyo Afrika - May 15, 2024
May 15, 2024

Fallanqeeyayaal ayaa sheegay in musharraxa ku guuleysta doorashada Maryakanka ee bisha November uu wajihi doono caqabad ku aadan sidii u soo celin laha saameyntii iyo sharaftii uu Maraykanku ku lahaa Qaaradda Afrika. Warbixintan waxaa diyaariyey Anita Po