Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Wararka Sayniska Iyo Teknoolojiyadda - May 21, 2024
May 21, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska Iyo Teknoolojiyadda caalamka, waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Zuma oo loo diiday inuu tartamo - May 20, 2024
May 20, 2024

Maxkamadda Sare ee Koonfur Afrika ayaa xukmisay in madaxweynihii hore ee xilka laga qaaday Jacob Zuma aanu u tartami karin doorashada baarlamanka.

TikTokley lagu xiray Muqdisho - May 20, 2024
May 20, 2024

Booliska Muqdisho ayaa xiray dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada oo lagu eedeeyey inay kala qeybinayaan bulshada.

Maxkamadda ICC oo dalbatay xariga Netanyahu - May 20, 2024
May 20, 2024

Dacwad oogaha Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah (ICC) ayaa dalbaday in la soo xiro ra'iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo madaxda kooxda Xamas.

Kumuu ahaa Ebrahim Raisi? - May 20, 2024
May 20, 2024

Kumaa ahaa madaxweynihii dalka Iran Ebrahim Raisi oo ku geeriyooday shil diyaaradaded oo nooca Helicopter ka ah oo dhacday Axaddii.

Madaxweynaha Iran oo geeriyooday - May 20, 2024
May 20, 2024

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa xaqiijiyey in madaxweyne ku xigeenka dalka Mohammad Mokhber uu noqonayo madaxweyne ku-meel gaar ah kadib markii madaxweyne Ebrahim Raisi uu ku geeriyooday shil diyaaradaha qumaatiga u kaca ah.

Soomaalida ku nool UK oo qaarkood wajahaya tarxiil - May 17, 2024
May 17, 2024

Dowlada Britain ayaa liiska dadka loo tarxiilayo Rwanda ku dartay dadka sharciyada dalkaasi loo diiday. Arrintan ayaa saameyn doonto kumanaan kun oo qof oo Soomaali ah oo loo diiday sharciyada magangalyo-doonka

Beeraleyda Jaadka Itoobiya oo cabanaya - May 17, 2024
May 17, 2024

Beeralayda Jaadka ee dalka Ethiopia ayaa ka cabanaya koror ku yimid canshuuraha laga qaado, iyo waliba caqabaddo ka haysta helista ruqsadaha dhoofinta qaadka. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya

Dhaqaalaha iyo doorashada Mareykanka - May 17, 2024
May 17, 2024

Arrinta dhaqaalaha ayaa ah mid ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee ololaha doorashada madaxweynaha Mareykanka.Warbixintan oo uu diyaariyey Scott Stearns waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Biden iyo Trump oo ku heshiiyey laba dood - May 16, 2024
May 16, 2024

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa ku heshiiyay Arbacadii shalay inay yeeshaan laba dood oo la qaban doono bilaha June iyo September.Maxamed Colaad Xasan ayaa faah-faahinaya.