Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Maxkamadda ICJ oo go'aan ka gaareysa Israel - May 23, 2024
Maxkamadda Sare ee QM ayaa la filayaa inay go'aan ka gaarto kiis ay soo gudbisay Koonfur Afrika oo ka dhan ah Israel
Maxay ka dhigan tahay booqashada Ruto? - May 23, 2024
Maxay ka dhigan tahay booqashada madaxweynaha Kenya ee Washington iyo in Mareykanka uu u magacaabo xulufo weyn oo aan NATO aheyn?Falastiin Axmed Iimaan ayaa ka wareysatay Maxamed Colaad Xasan.
Ruto oo booqanaya Washington - May 23, 2024
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa la filayaa inuu Kenya u magacaabo xulafo weyn oo aan NATO ka tirsanayn, sida laga soo xigtay ilo xog-ogaal ah.
Muqdisho: Isbitaal sameeyey qalliin ku cusub magaalada - May 23, 2024
Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa dhowaan ku guuleystay qaliin dhinaca wadanaha oo lagu sameeyay bukaan muddo sanado ah qabay wadno xanuun, kaasi oo loo galiyay batari. Warbixintan waxaa Muqdisho ka so diray Xasan Kaafi Qoste.
Warbixinta dhallinyarada Malawi iyo siyaasadda - May 23, 2024
Dhallinyaro badan oo ku nool Afrika oo daneynaya inay noqdaan hogaamiyayaasha berrito ayaa sheegay in haddii ay awoodda helaan ay wax badan ka badali doonaan nolosha dadka qaaradda ku nool. Warbixintan waxaa magaalada Lusaka ka soo diray Mooka Sibbku. I
Doorashada Mareykanka iyo mucaawinada dibedda - May 22, 2024
Iyada oo Ruushku uu weerar kulul ku hayo woqooyiga Ukraine ayaa tartanka madaxtinimo ee u dhexeeya madaxweyne Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, hadda culyeska lagu saarayaa arrin kale oo la xiriirta siyaasadda arrimaha dibadda, taasi oo ah dagaal
Reer Iran oo isugu soo baxay aaska Ebrahim Raisi - May 22, 2024
Kumanaan kun oo reer Iran ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Tehran iyagoo ka qeybgalaya aaska madaxweyne Ebrahim Raisi iyo mas'uuliyiintii la socdey oo ku dhintay shil diyaaradeed.
Saddex dal oo Yurub ah oo aqoonsaday Falastiin - May 22, 2024
Ireland, Spain iyo Norway ayaa Arbacada maanta ah ku dhowaaqay inay aqoonsanayaan Dowlad Falastiin laga billaabo 28-ka May, ayaga oo sheegay inay rajeynayaan in dalalka kale ee reer galbeedka ay ku daydaan, taasi oo keentay in Israel ay u yeerato safiirad
Dowladda Soomaaliya oo ka digtay duufaan - May 21, 2024
Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka uga digtay duufaan culus oo kusoo wajahan xeebaha dalka.
Dhaqaalaha Kenya oo sare u kacay - May 21, 2024
Dhaqaalaha Kenya ayaa sanadkii 2023 sare u kacay 5.6%, sida uu sheegay xafiiska xog ururinta dalka.