Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Trump oo furtay TikTok - Juun 03, 2024
Madaxweynihii hore ee Maraykank Donald Trump, oo ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamhuuriga, ayaa ku soo biiray aaladda TikTok, isagoo markiiba helay in ka badan 3 malyuun oo qof oo ku xirmay bartiisa TikTok.
Doorashadii India oo lasoo geba-gebeeyey - Juun 03, 2024
Dalka Hindiya, madaxa guddiga dooashada ayaa sheegay in 642 milyan oo qof ay u codeeyeen doorashadii la soo gebagebeeyey oo socotay muddo lix toddobaad ah, iyadoo ra'iisul wasaare Narendra Modi si weyn loo saadaalinayo inuu mar saddexaad ku guuleysto door
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Juun 03, 2024
Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socod siinaya Cabdixakiim Shirwac.
Mexico oo markii ugu horreysay madaxweyne u dooratay haweeney - Juun 03, 2024
Claudia Sheinbaum ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota dalka Mexico, kadib markii ay ku guulaystay doorashadii ka dhacday dalkaasi.
Wiilka Biden oo maanta maxkamad lasoo taagayo - Juun 03, 2024
Maxkamadeynta Hunter Biden, oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa maanta oo Isniin ah ka bilaabatay maxkamadda federaalka ee gobolka Delaware.
Puntland oo fulisay howlgallo ka dhan ah Daacish iyo Shabaab - Juun 03, 2024
Taliyaha ciidamada booliiska ee Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay kusoo qabteen in ka badan 20 tuhunsane.
Maxaa gobollada Mareykanka loogu kala yaqaan gobol cas iyo gobol buluug ah? - Juun 03, 2024
Marka ay timaado siyaasadda ama doorashooyinka Mareykanka, gobollada waxaa loo kala yaqaan; Gobollada Cas iyo Gobollada Buluuga ah. Haddaba side ku timid magac bixintan? Waxaa qoray; Marcus Harton, waxaa tifaftiray Sharon Shahid iyo Mia Bus, waxaa soo jee
Wareysiga Saciida Xasan - May 31, 2024
Saciida Xasan, oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka muddo-na ka soo shaqeysay arrimaha waxbarashada Soomaaliya, ayaa ku dhiirigalinaysa jaaliyadda inay kaalin weyn ka qaataan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooiynka haysta ardayda iyo iskuullada Soomaaliy
Soomaali lagu maxkamadeynayo Minnesota - May 30, 2024
Gobolka Minnesota, waxaa gaba-gabo maraya kiiska dacwado ay Soomaali ku lug leedahay oo la xiriira lacago malaayiin dollar ah oo laga musuq-maasuqay barnaamij caruurta lagu quudiyo. Maxamed Colaad ayaa faah-faahinaya