Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Sacuudi Carabiya oo ka digtay kuleyl darran - Juun 17, 2024
June 17, 2024

Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii ka digtay sare u kaca heer kulla magaalada Makka iyadoo xujeyda Muslimiinta ay ku soo xirteen xajka xaalad adag oo in ka badan 12 qof ay u dhinteen kulaylka.

Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka dartay - Juun 17, 2024
June 17, 2024

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa mar kale sii cakirmaysa, kaddib markii wasiir ka tirsan dowladda Ethiopia uu sheegay in Somaliland ay u aqoonsan doonaan dal madax banana.

Netanyahu oo kala diray golihii dagaalka - Juun 17, 2024
June 17, 2024

Sarkaal sare oo Israaiil ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP Isniinta maanta in raiisul wasaare Benjamin Netanyahu uu kala diray golihii wasiirrada ee dagaalka ka dib markii uu xilka iska casilay horaantii bishan hoggaamiyihii golahan Benny Gant

Soomaaliya oo laga xusay maalinta Albinooska - Juun 13, 2024
June 13, 2024

Maanta oo ku beegan 13-ka June waxaa caalamka laga xusayaa maalinta wacyi-gelinta dadka qaba xaaladda Albinooska. Soomaali badan oo xaaladdan la nool ayaa sheegay in ay wali la kulmaan takoor. Weriyaha VOA Cabdulqaadir Cabdulle ayaa takoorka ay dadkan l

Maxkamadda Yurub oo ganaaxday dalka Hungary - Juun 13, 2024
June 13, 2024

Maxkamadda Sare ee Midowga Yurub ayaa Khamiistii ku xukuntay Hungary 200 milyan oo Euro kadib markii ay ku guuldareysatay inay raacdo sharciyada magangelyo doonka ee ururka.

Britain: Dad loo tarxiili lahaa Rwanda oo la daayey - Juun 13, 2024
June 13, 2024

Dalka Britain, 79 qof oo magangalyadoon ah oo dowladdu doonaysay inay u tarxiisho dalka Rwanda ayaa damiin ahaan lagu sii daayay.Waxaa faah-faahinaya weriyaha VOA ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Turkiga iyo Mareykanka oo heshiis gaaray - Juun 13, 2024
June 13, 2024

Wasaaradda gaashaandhigga ee Turkiga ayaa sheegtay in Turkiga iyo Mareykanka ay kala saxiixdeen heshiis Turiga looga ibinayo diyaaradaha dagaalka ee F-16 ka dib markii Washington ay aqbashey heshiiskan oo ku kacaya 23 bilyan oo dollar.

Ruushka oo markab dagaal u soo diray Cuba - Juun 13, 2024
June 13, 2024

Xeebaha dalka Cuba ayaa waxaa soo gaaray oo haatan ku sugan qaar ka mid ah maraakibta dagaalka ee Ruushka oo u ku jiro gujis xambaara gantaallada hubka nukliyeerka. Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Xasan.

Dalalka G-7 oo lacagtii Ruushka siinaya Ukraine - Juun 13, 2024
June 13, 2024

Madaxda dalalka G-7 ayaa ku heshiinaya in 50 bilion oo dollar oo laga soo qaadayo lacagta Ruushka laga xannibay deyn ahaan loo siiyo Ukraine.