Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Putin iyo Kim Jong Un oo heshiis kala saxiixday - Juun 19, 2024
June 19, 2024

Madaxweynaha Ruush-ka Vladimir Putin iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa kala saxeexday iskaashi cusub oo ay ku jirto inay is-garabsadaan hadii midkood la soo weeraro.

Ruto oo ka laabtay qorshihii canshuur kordhinta - Juun 19, 2024
June 19, 2024

Dowladda Kenya ayaa ka noqotay qorshe ay ku soo rogi lahayd canshuuro badan, iyadoo sheegtay inay wax ka baddaleyso sharciga canshuuraha oo caro xoogan dhaliyey.

Wareysiga Ifraax Axmed - Juun 19, 2024
June 19, 2024

Dadka u ololeeya xuquuqda Aadanaha iyo haweenka ayaa ku baaqaya in la meel mariyo sharciga ka hortaga tacadiyada iyo kufisga lagula kaco gabdhaha iyo haweenka Soomaaliya. Cabdulqaadir Cabdulle, ayaa tacadiyada loo geysto hawenka ka wareystay Ifraax Axmed

Loolanka Biden iyo Trump ee codka madowga - Juun 19, 2024
June 19, 2024

Ayada oo Mareykanka maanta laga xusayo maalinta 19-ka Juun ee Juneteenth, oo ah maalintii uu addoonsigu ka dhammaaday Maraykanka taariikhdu markii ay ahayd 1865, ayaa musharaxiinta Joe Biden iyo Donald Trump ay la xiriirayaan codbixiyayaasha madow si ay t

QM oo sheegtay in Israel ay xadgudub gashay - Juun 19, 2024
June 19, 2024

Qaramada Midoobay ayaa maanta sheegtay in adeegsiga Israel ee hubka culculus ee meelaha ay dadku ku badan yihiin ee Gaza uu muujinayo xadgudubyo soo noqnoqanaya oo lagu hayo qawaaniinta dagaalka.

Puntland ‘oo qabatay’ hogaamiye burcad-badeed - Juun 19, 2024
June 19, 2024

Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay nin la sheegay inuu yahay madaxa koox burcad-badeed Soomaali ah oo bishii April madax furasho malaayiin dollar ah ku sii daayey markab ay afduubteen.

Burjikooyinka cimilada la jaanqaada - Juun 18, 2024
June 18, 2024

Gaaska wax lagu karsado iyo tiknoolojiyada qaar ayaa ka mid ah waxyaabaha ugu badan ee dowrka ka ciyaara wasakhowga hawada ee Afrika. Laakin, halabuur ay la yimaadeen ganacsato ku nool Kenya ayaa suurageliyay in lasoo saaro burjikooyin ama shoolado la jaa

China oo la tartameysa Boeing iyo Airbus - Juun 18, 2024
June 18, 2024

Shirkadda sameysa diyaaradaha oo Shinuhu leeyahay ayaa si firfircoon diyaaradaheeda ugu suuq gaynaysa caalamka, iyadoo ugu dambeyntii rajeyneysa inay la tartanto shirkadaha waaweyn sida Boeing iyo Airbus.

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Juun 18, 2024
June 18, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socod siinaya Cabdixakiim Shirwac.

Wareysi: Cabdiweli Garyare - Juun 17, 2024
June 17, 2024

Maareeye ku-xigeenka Hayadda Duulista Hawada ahna maareeyaha guud ee garoomada Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Garyare ayaa VOA siiyey uga hadlay dhismaha garoon cusub oo la sheegey in dhawaan laga dhisi doono duleedka Muqdisho, dilkii mid ka mida shaqaala