Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi - Juun 13, 2024
Gantaal loo malaynanayo inay soo rideen fallaagada Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta oo khamiis ah wuxu ku dhacay markab marayay Gacanka Cadmeed.
Maamulka degmada Eyl oo u digay burcad-badeedda - Juun 13, 2024
Maamulka degmada Eyl ayaa uga digay in burcad-badeeda in ay degmadaasi la yimaadaan maraakiibta ay ka soo qafaashaan badaha. Warbixintan waxaa degmada Eyl ka soo diray Nuux Muuse Birjeeb.
Siyaasadda Biden iyo Trump ee arrimaha dibedda - Juun 13, 2024
Musharrixiinta madaxtinimada Maraykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa si weyn ugu kala duwan sida ay noqon doonto siyaasadda arrimaha dibedda ee Maraykanka.
Dad ka soo badbaaday doontii ka baxday Boosaaso - Juun 12, 2024
8 qof oo ka badbaaday doonidii ku dagtay xeebaha Yemen ayaa dib ugu noqday Boosaaso, iyadoo ciidamada amnigu sheegeen inay qabteen 3 ka mid ah 8-daasi qof.
Xamas iyo militariga Israel oo lagu daray liiska madow - Juun 12, 2024
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa militariga Israa’iil iyo Xamaas ku daray liiska madow ee dambiilayaasha dhibaateeya carruurta.
Wararkii ugu dambeeyey Gaza - Juun 12, 2024
Dagaallo ayaa mar kale ka dhacay Marinta Gaza iyadoo Maraykanka, Qatar iyo Masar ay darsayaan jawaabta Xamaas ay ka soo saartay heshiiska xabbad-joojinta.
Wiilka Biden oo dacwado lagu helay - Juun 12, 2024
Hunter Biden oo ah wiil uu dhalay Madaxweynaha Mareykanka ayaa Talaadadii xeer-beegti waxa ay ku heleen dhammaan saddexdii dacwadood ee la xiriiray qori uu 2018-kii iibsaday.
Taariikhda ka dambeysa Dameerka iyo Maroodiga - Juun 12, 2024
Sidee ku timid in Maroodiga iyo Dameerka, ay kala noqdaan astaamaha siyaasadeed ee Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ee Mareykanka? Waxaa qoray; Yass Monem iyo Vanessa Johnston, waxaa tifaftiray Sharon Shahid, Mia Bush. Waxaa soo jeedinaya Ahmed Ali S
Eeyo ka qeyb-qaadanaya sugidda amniga Muqdisho - Juun 12, 2024
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihin in Eeyo ay geeyeen baraha koontarollada Muqdisho ay ciidankooda ka caawin donaan sugidda amniga iyo ka hortagga baabuurta waxyaabaha qarxa lagu soo xiro. Weriyaha VOA, Cabdulqaadir Cabdulle ayaa w
Maroodiga oo la ogaaday inay magacyo isugu wacaan - Juun 12, 2024
Ugu danbeyntiina, daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu oggaaday in xayawaanka maroodigu uu mid-ba midka kale ugu yeerro magacyo gaar ah. Sheekadan waxaa noo haya Xuseen Barre Aden.