Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Muqdisho - Juun 24, 2024
June 24, 2024

Roob xooggan oo ku dhowaad 24 saac ah ka da’ayay Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhashay khasaare naf iyo hantiba leh, iyada oo uu maamulka Gobolka Benaadir sheegay in sidoo kale laga barakacay xaafadaha qaar. Warbixintan waxaa soo diray Weriyaha VOA-da e

Xaaladda nololeeda ee qaxootiga Burkina Faso - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Dalka Burkina Faso waxay uu hoy u yahay dad badan oo amni darada dalkaasi ka jirta ay barakicisay. Caasimadda Ouagadougou, qaar ka mid ah barakcaaasyah ayaa isku dayaya inay la qabsadaan shaqooyin ama ganacsiyo ay abuuraan halkii ay ku tiirsanaan lahaayee

Sidee Iiraaniyiinta degan Mareykanka u codeyn doonaan? - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Warbixin gaar ah oo ay heshay VOA ayaa muujinaysa in maamulka Biden uu mar kale u ogolaan doono dowladda Iran in ay maamusho xaruumaha loogu talagalay cod-bixiyayaasha u dhashay Iran ee ku nool Maraykanka ee raba inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka

Netanyahu oo rajo ka muujiyey inuu hub ka helo Mareykanka - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Raiisal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyanu ayaa maanta sheegay in ismaandhaafka kala dhaxeeya Maraykanka ee ku saabsan dib u dhacayada hubka dagaalka Gaza dhawaan la xalin doono.

Sunak oo ballan-qaaday inuu wax ka qabto soo-galootiga - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Ra’iisul Wasaaraha Britain ayaa sheegay in haddii ay ku guuleystaan doorshada qorshahooda koowaad uu noqon doono dhimista muhaajiriinta Britain, gaar ahaan kuwooda kasoo gudba biyaha u dhaxeeya Britain iyo Faransiiska.

Ololaha doorashada madaxtinimo ee Rwanda oo billowday - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Ololaha doorashada madaxtinimo ee dhaceysa bisha Luulyo ayaa Sabtidii ka bilowday dalka Rwanda, ayada oo madaxweyne Paul Kagame la filayo in uu sii kordhisto muddada 24-ka sano ah ee uu gacanta adag ku xukumayay dalka.

Ciidamada Israel oo qirtay xadgudub lagu eedeeyey - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Ciidamada Israel ayaa sheegay inay aqbaleen in ciidamadu ay ku xadgudbeen hanaankii hawlgalada, kadib markii ciidamadu ay nin Falastiini ah oo la sheegay inuu dhaawacan yahay ay ku kor xireen gaarhi miliari.

Maxaa ka cusub ciidanka Itoobiya ee soo-galay Soomaaliya? - Juun 23, 2024
June 23, 2024

Ciidamo Ethiopiaan oo seddex maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya ayaan maanta dib ugu laabtay Ethiopia. Ciidamadan ayaa la sheegay in maalin ka hor dib looga celiyay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Horumarka qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab - Juun 20, 2024
June 20, 2024

Xeryaha Dadaab ee dalka Kenya waxaa ku nol qaxooti ka cararay coladda Soomaaliya. Mid ka mid ah dhallinyarada degan Dadaab, oo lagu magacaabo Maxamed Mataan ayaa haatan dhallinyarada xeryaha bara xirfadaha dhijitaalka. Weriyaha VOA-da Axmed Xuseen ayaa w

40,000 oo qaxooti ajnabi ah oo ku nool Soomaaliya - Juun 20, 2024
June 20, 2024

Dowladda Soomaaliya ayaa shegtay in ku dhawaad 40,000 oo qaxooti ah oo ka soo cararay colaadaha Yemen, Suuriya iyo Itoobiya ay magangelyo ka heleen Soomaaliya. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Muqdisho ku wareystay Safiya Xasan, madaxa hayadda qaxoot