Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Khilaaf ka taagan Jaamacadda Banaadir - Juun 25, 2024
Khilaaf u dhaxeeya ardaya iyo wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo ku saabsan muddaa qalin jebinta ayaa ka taagan Jaamaadda Banaadir ee Muqdisho.
Biden iyo Trump oo dood yeelanaya - Juun 25, 2024
Musharraxiinta madaxtinimada Mareykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa Khamiista ku kulmaya dood dhex mareysa kahor doorashada dhaceysa November.Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
Ruto oo la hadlay Soomaalida Gaarisa - Juun 25, 2024
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta Soomaalida Kenya ee Waqooyi Bari kula hadlay magaalada Gaarisa, halkaasi oo uu ballanqaaday mashaariic kale duwan. Axmed Xuseen ayaa warbixintan kooban ka soo diray Wajeer.
Rabashado xooggan oo ka dhacay Nairobi - Juun 25, 2024
Booliska Kenya ayaa rasaas nool ku riday boqolaal qof oo mudaharaadayay, kuwaasi oo doonayay inay xoog ku galaan xarunta baarlamanka Kenya ee Nairobi, kana soo horjeeda sharciga maaliyadda. Hal qof ayaa la sheegay inuu dhintay. Warbixintan waxaa Nairobi
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka - Juun 24, 2024
Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka waxaa nala socodsiinaya Cabdixakiim Shirwac.
Nigeria oo la daalaa dhacaya dhibaatooyin - Juun 24, 2024
Dalka Nigeria ayaa la daalaa dhacaya dhibaatooyinkii ugu darnaa ee nololeed muddo sanado ah, ayadoo QM ay saadilsey in 31 milyan oo Nigerian ah ay wajayaan gaajo daran sanadkan.
Xuutiyiinta oo mar kale oo weeraray Markab - Juun 24, 2024
Weerar ay u badan tahay in Isniinta maanta ah ay qaadday fallaagada Xuutiyiinta Yemen ayaa lala beegsaday markab marayay Gacanka Cadmeed oo aad uga fog inta badan goobihii ay Xuutiyiintu ku weerareen maraakiibta ee Badda Cas, sida ay saraakiishu sheegeen.
Trump oo tuhmaya codeyn aan sharci aheyn - Juun 24, 2024
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo ah musharraxa lagu wado in uu xisbiga Jamhuuriga ku matalo doorashada madaxtinimada ayaa sheegay in dad ay si sharci darro ah uga codeeynayaan doorashooyinka Mareykanka, kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwa so
Dagaalka Gaza oo lagu la’yahay 21,000 caruur ah - Juun 24, 2024
Dagaalka ka socda Gaza ayaa sabab u noqday in la waayo 21,000 oo caruur ah, iyadoo qaar badan oo ka mid ah laga cabsi qabo in ay ku hoos jiraan burburka hoostiisa, halka qaarna laga yaabo inay xiran yihiin, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Save t
Shirka iskaashiga EAC oo ka furmay Muqdisho - Juun 24, 2024
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Ururka Bulshada Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona magaalada.