Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Biden iyo Trump oo dood yeelanaya caawa - Juun 27, 2024
June 27, 2024

Musharaxiinta madaxtinimada Mareykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa caawa si fool-ka-fool ah u yeellanaya dooddii ugu horeysay ee doorashada oo lagu qaban doono magaalada Atlanta. Weriyaha VOA Calla Yu ayaa warbixintan so dirtay, waxaa so jeedinaya Max

Xuutiyiinta oo Markab ku weeraray Badda Cas - Juun 27, 2024
June 27, 2024

Markab marayey Badda Cas Khamiista maanta ah ayaa lagu soo warramayaa in gantaal lagu dhuftay, weerar ay u badan tahay in ay fuliyeen fallaagada Xuutiyiinta Yemen.

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Kenya - Juun 27, 2024
June 27, 2024

Booliiska Kenya ayaa rasaas caag ah iyo sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dad mar kale dibadbaxyo ka sameeyay magaalada Nairobi. Dibadbaxaya ayaa dib u bilowday inkastoo madaxweyne William Ruto uu joojiyay canshuur kordhin uu sameeyay. Warbixintan waxaa

Booliska Kenya oo howlgal ka billaabay Haiti - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Booolis ka socda dalka Kenya ayaa maanta si rasmi ah dalka Haiti uga billaabay howgal nabad ilaalin ah. Raiisul Wasaaraha Haiti ayaa wacad ku maray in maamulka ay dib ula wareegi doonaan iyagoo gacan ka helaya ciidamadan cusub ee Kenya ka yimid. Warbixi

Jamal Bowman oo doorashada looga adkaaday - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Jamaal Bowman oo ah xildhibaan ka tirsan cognresska Maraykanka si weyna u cambaareeyey Isreal ayaa looga adkaaday doorasho kala reebto ah oo lagu qabtay degmada16-aad ee gobolka New York oo uu matalayay. George Latimer oo taageera Israel ayaa Bowman kaga

Mareykanka oo u digay wasiirka difaaca Israel - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Dowladda Mareykanka ayaa ku boorisay wasiirka difaaca Isreal oo Washington booqanaya in Isreal ay xal diblomaasiyad u raadiso arrinta ku aadan ururka Xizbullah. Warbixin ay diyaarisay weriyaha VOA Katherine Gypson waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakim Shirwa

Erdogan oo eedeyn u jeediyey Reer Galbeedka - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacada maanta ah ku eedeeyey awoodaha reer Galbeedka inay taageerayaan waxa uu ku sheegay qorshayaasha Israel ay ku weerarayso Lubnaan, isla markaana ay dagaalka ku faafinayso gobolka oo dhan.

Maxay salka ku haysaa xiisadda dalka Kenya" - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Kenya waxaa ka socda dibad-baxyo xooggan oo looga soo horjeedo qorshaha dowladda ee canshuur kordhinta, ayada oo dad badan ay ku dhinteen. Haddaba waxa la isku hayo iyo sababta xaaladda ay faraha uga baxday, waxaan ka wareysanay Sandhool Axmed Geelle, oo

Soomaaliya oo laga xusay maalinta 26-ka June - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya waxaa si weyn looga xusay munaasabadda 26-ka June oo ku aadan maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ee hadda loo yaqaanno Somaliland ay ka xorooboon gumeystahii Ingiriiska. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray

Xaaladda dalka Kenya oo weli aad u qasan - Juun 26, 2024
June 26, 2024

Dalka Kenya waxaa wali ka taagan xaalad degenaansho la’aan ah, kadib markii dad ka careysan canshuur kordhinta ay gudaha ugu galeen xarunta baarlamaanka, taasi oo dhalisay dhimashada dad ka badan 20 qof.