Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Tirada dhimashada qaraxii Beledweyne oo korortay - Luuliyo 01, 2024
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa gaartay 9 qof, waxaana ku jira aabbe, hooyo iyo gabar yar oo ay dhaleen.
Tartan qur’aan akhris ah oo ka dhacay Minnesota - Luuliyo 01, 2024
Gobolka Minnesota waxaa xalay lagu soo gaba-gabeeyay tartan quraan oo ay ka galeen dhallinyaro ka socotay 25 dal, waxaana kaalimo fiican ka galay dhallinyaro asalkoodu Soomaali yahay. Warbixintan waxaa Minnesota ka soo diray Maxamuud Mascadde.
Soomaaliya oo maanta laga xusay 1-da Luulyo - Luuliyo 01, 2024
Soomaaliya waxaa maanta looga dabbaaldegay maalinta 1-da Luulyo oo ah markii gobolladii koonfureed ay ka xorreebeen gumeystihii Talyaaniga, lana midoobeen gobolladii Waqooyi.
Taaliibaan oo wada-hadallo u joogta Qatar - Juun 30, 2024
Wafdi ka socda kooxda Daalibaan ayaa maanta dalka Qatar kaga qaybgalay kulan Qaramada Midboobe ay hogaaminaysay oo ku saabsan dalka Afghanistan, iyadoo ay dadka qaban qaabiyayna ay sheegeen in haweenka laga reebi doono kulankan.
Biden oo loo soo jeediyey in aanu tartamin - Juun 30, 2024
Saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa walaac ka muujiyey bandhigii madaxweyne Biden ee dooddii uu Khamiistii la galay madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, ayaga oo qaarkood u soo jeediyay madaxweyne Biden oo 8
Wada-hadallo Turkiga uga furmaya Soomaaliya iyo Itoobiya - Juun 30, 2024
Soomaaliya ayaa dirtay wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Macallin Fiqi oo maanta u safray Turkiga, waxaana la sheegayaa in Addis Ababa ay iyaduna Turkiga u dirayso wasiirka Arrimaha dibedda.
FBI-da oo dacwado ku soo oogtay Soomaali - Juun 27, 2024
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Mareykanka iyo heyadda FBI-da ayaa ku dhawaaqay Arbacadii shalay in shan qof lagu soo oogay dacwad ah inay laaluusheen mid ka mid ah xeer beegtidii loo xushay goaan ka gaarista kiis loo heystay toddoba qof oo ka mid ahaa ilaa iy
Maxaa laga filan karaa doodda Biden iyo Trump - Juun 27, 2024
Maxaa laga filan karaa doodda caawa ee Biden iyo Trump? Maxamuud Mascadde ayaa weydiiyay Cali Ciise oo taageersan xisbiga Dimoqraadiga, kana tirsan xafiiska Ilhaan Cumar iyo Feysal Deri oo xubin ka ah xisbiga Jamhuuriga ee Minnesota. Jawaabta koowaad waxa
Israel oo duqeyn kale ka fulisay Marinka Gaza - Juun 27, 2024
Israa'iil ayaa duqeymo cirka ah ku qaadday Marinka Gaza maanta Khamiis ah, ka dib markii ay uga digtay Xizbullah, si ay uga fogaato dagaal ballaaran oo dib ugu celin kara sida hadalka loo dhigay "waagii ilbaxnimada ka hor”
Isku day afgambi oo ka dhacay Bolivia - Juun 27, 2024
Laba ka mid ah hogaamiyayaasha ciidamada Bolivia ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii askar iyo taankiyo ay isku hor-fariisteen afaafka hore ee xarumaha dowladda Arbacadii, taasi oo uu madaxweyne Luis Arce ku tilmaamay isku day afgambi.