Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Garsoore dib u dhigay xukunka Donald Trump - Luuliyo 03, 2024
Garsoore ku sugan New York ayaa ilaa bisha September dib u dhigay xukunkii lagu ridi lahaa Donald Trump oo xeer-beegti ay ku heshay dambiyo ah inuu lacag ku aamusiyay haweenay uu la seexday.
Mucaaradka oo diiday muddo kordhinta Axmed Madoobe - Luuliyo 03, 2024
Siyaasiyiin mucaarad ku ah madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa si adag uga horyimid talaabadii uu shalay baarlamaanka maamulka Jubaland uu ku oggolaaday inuu Axmed Madoobe uu mar kale isa soo sharxi karo. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasi
Toddobaadka Soomaalida ee Minnesota - Luuliyo 02, 2024
Gobolka Minnesota waxaa lagu soo gaba-gabeeyay bandhigyadii toddobaadka Soomaalida oo lagu xusayay maalmaha xorriyada Soomaaliya. Bandhigyada waxaa ka mid ahaa tartan ciyaaraha kubbada cagta oo ay ka qeybgaleen kooxo Soomaalii ah. Warbixintan waxaa Minne
Dibad-baxyo weli ka socda magaalada Nairobi - Luuliyo 02, 2024
Booliska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday si ay u kala eryaan dad caasimadda Nairobi maanta mar kale ku mudaharaadayay.
Maxkamadda Sare oo xasaanad ay siisay Trump - Luuliyo 02, 2024
Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa soo saartay goaan xasaanad siinaya madaxweynihii hore, kaasi oo ka ilaalinaya in lagu qaado dacwad la xiririta talaabooyin uu qaaday intii uu xukunka hayey.
Wadahadallo dhex-maray Somalia iyo Itoobiya - Luuliyo 02, 2024
Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Soomaliya iyo Ethiopia oo wadahallo aan toos ahayn ku yeeshay magaalada Ankara ayaa inkastoo aanay wax heshiis kulankaasi ka gaarin ay ku ballameen in ay 2-da September ay mar kale Ankara ku kulmaaan.
Steve Bannon oo uu u billowday xabsi afar bil ah - Luuliyo 01, 2024
Steve Bannon oo ay muddo dheer xulufo ahaayeen Donald Trump ayaa maanta galay xabsi ku yaalla gobolka Connecticut, isaga oo ku soo qaadan doona afar bilood oo xarig ah.
Israel oo xabsiga ka daysay madaxii isbitalka Gaza - Luuliyo 01, 2024
Israel ayaa sii daysay madaxii cisbitaalka al-Shiffa ee Gaza oo 7 bil u xirnaa ciidamada Israel, kadib markii ay ku eedeeyeen in Isbitalkaas uu hoy u noqday kooxda Xamaas.
Dagaal xoog leh oo markale maanta ka dhacay Gaza - Luuliyo 01, 2024
Dagaal xoog badan ayaa maanta wali ka sii socda Marinka Gaza, iyada oo ciidanka Israel ay duqeeyeen koonfurta Gaza. Israel ayaa sheegtay in deegaanao koonfurta ku yaalla uu ururka Jihaad al-Islaami gantaallo kaga soo tuuray.
Midigta fog oo ku guuleystay doorashadii France - Luuliyo 01, 2024
Xisbiga midigta fog ee ka soo horjeeda muhaajiriinta ayaaku guuleystay wareegga koowaad ee doorashada baarlamaanka Faransiiska.