Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Wareegga labaad ee doorashada Faransiiska oo dhacday - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Wareegga labaad ee doorashada Faransiiska ayaa maanta dhaceysay, ayada oo ay suurta-gal tahay in xisbiga Midigta Fog uu guulo ka gaaro.

Shirar muhiim ah oo ka dhacaya Galbeedka Afrika - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Galbeedka Afrika oo kala qaybsan ayaa martigelinaya laba shir oo iska soo horjeedda, kaasi oo ay kala yeelanayaan hoggaamiyayaasha talisyada militariga ee gobolka Saaxil oo Niger ku kulmay, halka Nigeria-na ay ku kulamyaan maanta hoggaamiyeyaasha Ururka E

Duqeyn kale oo ka dhacday Gaza - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Israa’iil ayaa duqeymo halis ah ka gaysatay Marinka Gaza maanta oo Axad ah iyadoo dagaalka Gaza-na uu galay bishii 10-aad. Wasaaradda caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in tirada dhimashada dagaalka Gaza ay imika gaartay in ka badan 38 kun oo qof.

Biden oo wacad ku maray in aanu ka harin tartanka - Luuliyo 04, 2024
July 04, 2024

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa wacad ku maray inuusa ka hari doonin tartanka doorashada madaxtimo ee dalka Mareykanka ka dhaceysa 5-ta bisha November ee soo socota.

Walaac haysta Soomaalida ku nool dalka Jarmalka - Luuliyo 04, 2024
July 04, 2024

Soomaalida ku nool dalka dalka Jarmalka oo ka mid ah kuwa ugu hodansan qaaradda Yurub ayaa ka welwelsan kororka xisbiyada middigta fog oo guulo waa weyn ka gaaray doorashooyinka baarlamaanka Yurub, xisbiyadaas ayaa si weyn uga soo horjeeda dadka soo galoo

Dalka Britain oo maanta ay ka dhacday doorasho - Luuliyo 04, 2024
July 04, 2024

Dadka reer Britain ayaa maanta codkooda ka dhiibtay doorashada guud ee dalkaasi oo si weyn loo filayo in xisbiga shaqaalaha ee mucaaradka ah uu si weyn ugu guulaysto, taasi oo soo afjaraysa ku dhawaad toban sano iyo baruu hogaanka hayay xisbiga Conservati

Abiy oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya - Luuliyo 04, 2024
July 04, 2024

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta mar kale ka hadlay damaca dalkiisa uu ku doonayo inuu marin baddeed helo, isaga oo sheegay in danta koowaad eedalkiisu ay tahay inuu marin baddeed uu helo si loo kobciyo dhaqaalaha Ethiopia.

Doorasho xasaasi ah oo berri ka dhaceysa Britain - Luuliyo 03, 2024
July 03, 2024

Dalka Britian waxaa berri ka dhacaya doorashooyinka, waxaana saadaasha rayi ururinta ee la sameeyey ay muujinaysaa inay u badan tahay in la doorto hoggaamiye cusub oo ka soo jeeda xisbiga Shaqaalaha.

Joe Biden oo loo jeedinayo in uusan tartamin - Luuliyo 03, 2024
July 03, 2024

Qaar ka mid ah masuuliyiinta Xisbiga dimoqraadiga ayaa madaxweyne Biden u soo jeediyay inuu ka haro tartanka madaxtinimada, kadib markii uu natiijo fiican ka keeni waayay dooddii uu la yeeshay Donald Trump. Warbixin uu diyaariyay Ken Bredemeier waxa in