Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Dimoqraadiga oo ka walaacsan Joe Biden - Luuliyo 08, 2024
July 08, 2024

Xubnaha xisbiga Dimoqraadiga oo fasax ku maqnaa ayaa Isniinta maanta ah ku noqonaya Washington, iyaga oo ka welwelsan dhibaatooyinkii uu la kulmay ololaha Joe Biden iyo in taasi ay yarenayso fursadoodda ay dib ugu soo noqon karaan xubinimada congress-ka.

Ruushka oo weerar culus ka fuliyey Ukraine - Luuliyo 08, 2024
July 08, 2024

Weerar weyn oo dhanka gantaallada ah oo Ruushku ku qaaday guud ahaan Ukraine ayaa dilay ugu yaraan 20 qof, in ka badan 50 kalena dhaawacay Isniinta maanta ah, sida ay sheegeen saraakiil reer Ukraine ah.

Maxaa keenay guuldarrada midigta France? - Luuliyo 08, 2024
July 08, 2024

Natiijo lama filaan ah ayaa kasoo baxday wareegi labaad ee doorashadi baarlamaaniga aheyd ee Axaddii shalay ka dhacday Faransiiska, kaddib marki uu isbaheysiga bidixda ku guuleystay, inkasta uusan helin aqlabiyadda baarlamaanka.

Natiijada lama filaanka ee doorashadii France - Luuliyo 08, 2024
July 08, 2024

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Isniinta maanta ah Ra’iisal Wasaarihiisa, Gabriel Attal, ka codsaday inuu xilka sii joogo, iyada oo la sugayo wadahadallo dhib badan oo la xiriira sidii xukuumad loo soo dhisi lahaa.

Xasan Sheekh oo booqanaya Eritrea - Luuliyo 08, 2024
July 08, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar aan la shaacin galabta ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, oo xulufo dhow ay yihiin.

Lamaanaha Mareykanka ee caawinaya Eswatini - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Dalka Eswatini ee qaaradda Afrika ayaa xarun caafimaad oo ay hirgaliyeen lamaanne Maraykan ah waxay sannadkii daryeel caafimaad oo lacag laaan ah siisaa in ka badan 300 oo kun oo qof. Warbixintan waxaa soo dirtay wariyaha VOA-da, Nokukhanya Musi, waxa

NATO oo dedejineysa xubinnimada Ukraine - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Gaashaanbuurta NATO oo shir uu uga furmayo magaalada Washington ayaa ka hadli doona dardargalinta xubinnimada Ukraine ee Isbahaysigan.Madaxa xafiiska VOA ee Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, Nike Ching ayaa warbixintan arintaasi ka diyaarisay. Maxame

Biden oo ku laabtay ololaha doorashada - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Madaxweyne Joe Biden ayaa ku laabtay ololaha doorashada xilli xubno ka tirsan xisbigiisa ay ku baaqayaan inuu tartanka ka haro.

Dalxiisa xeebta Abaay dhaxan - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Xeebaha u dhow magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya goobbo iyo maqaayaddo loo dalxiis tago oo halkaasi ay ka hirgaliyeen ganacsato Soomaali ah oo gudaha iyo dibedda ka kala yimid. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qosyte.

Soomaalida Kenya oo is-difaacay - Luuliyo 07, 2024
July 07, 2024

Hoggaamiyayaasha Soomaalida Kenya ayaa ugu baaqay dowladda in far muuqa laga daayo Soomaalida, kadib markii qaar ka tirsan siyaasiyiinta Kenya ay sheegeen in Soomaalida la siiyey xilalkii ugu muhiimsanaa, sidoo kalena ay la wareegeen dhaqaalihii. Warbi