Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Sheekada lamaanaha reer Japan ee ku nool Uganda - Luuliyo 10, 2024
Dalka Uganda waxaa ku nool lamaane u dhashay dalka Japan, kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay beer ay ka baxaan miraha Cocoa iyo Vanilla. Lamaanahan ayaa ku kulmay kuna guursaday dalka Uganda, iyagoo haatan ku nool degmada Kayunga ee bartamaha Uganda.
Maxkamadeynta dhallinyarada TikTok ee Muqdisho - Luuliyo 10, 2024
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagaysatay eedda loo haystay dhallinyarada caanka ahayd ee baraha bulshada oo xiran muddo ka badan bil. Dhallinyaradan ayaa lagu soo eedeeyay inay baraha bulshadda ka wadeen ficillo kicin ah oo bulshada ay isaga ho
Daynta sii kordheysa ee Kenya oo kasii dari doonta - Luuliyo 10, 2024
Daynta sii kordhaysa ee dalka Kenya ayaa la filayaa inay sii badato, ka dib dibadbaxyo aad u daran oo qasbay in laga noqdo hindise sharciyeed uu madaxweyne William Ruto ku doonayey in dakhliga uu kor ugu qaado.
Sheekada John Collins ee dalka Ghana - Luuliyo 09, 2024
John Collins oo u dhashay dalka Britian, haatan waa muwaadin haysta dhalashada dalkii uu u guuray ee Ghana, isagoo wax weyn ku soo kordhiyey dhinaca fanka, saxaafadda iyo cilmi-baadhista dalka Ghana. Warbixinta waxaa soo diray Isaac Kaledzi oo ku sugan Ac
Xaaladda Soomaalida dalalka Scandinavian-ka - Luuliyo 09, 2024
Waa sidee xaaladda waxbarashada Soomaalida dalalka Scandinavian, gaar ahaan Sweden. Waxaan ka wareysanay Maxamuud Yaasiin oo loo yaqaan Badda, oo barre ka ah dalka Sweden.
Sumcadda dayn qaadashada Kenya oo wiiqantay - Luuliyo 09, 2024
Hayadda qiimeynta sumcadda deyn-qaadashada ee lagu magacaabo Moody ayaa mar kale hoos u dhigtay heerkii sumcadda deyn qaadashada ee dalka Kenya, iyada oo gaarsiisay heer aad u hooseeya.
Israel oo lagu eedeeyey in waddo gaajeysiin - Luuliyo 09, 2024
Khubarada xuquuqda aadamaha ee QM ayaa Talaadada maanta ah Israel ku eedeeyey inay waddo waxa ay ugu yeereen olole gaajeysiin ah oo bartilmaameedsan, kaas oo keenay dhimashada caruur ku nooleyd Gaza.
Xildhibaano mucaarad ah oo olole billaabay - Luuliyo 09, 2024
Muqdisho waxaa ka bilowday shirar gaar gaar ah oo ay leeyihiin qaar ka tirsan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay mucaarad ku yihiin dowladda madaxweyne Xasan Sheekh. Warbixintan waxaa Muqdisho ka so diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdull
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Luuliyo 08, 2024
Wararkii ugu dambeeyey Sayniska iyo Teknoolojiyadda. Waxaa noo haya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.
Sheekada Ludovic Baron ee dalka Senegal - Luuliyo 08, 2024
Ludovic Baron, waa 27 jir u dhashay dalka Faransiiska oo muudo sanad ah degan Senegal, islamarkaana si fiican u bartay luuqadda Wolof ilaa heer muuqaalada lagu baranayo luuqada ku faafeen internetka. Allison Fernandes ayaa shekadan diyaariyey, Ibraahim Da