Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Ninka lagu tuhmayo isku daygii dil ee Donald Trump - Luuliyo 14, 2024
BI-da ayaa Axadda maanta ah ku sheegtay Matthew Crooks oo 20 jir ah inuu yahay "qofka looga shakisan yahay" isku daygii dil ee Sabtidii ka dhanka ahaa madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Aragtida shacabka Boosaaso ee isku daygii dil ee Trump - Luuliyo 14, 2024
Qaar ka mid ah shacabka magaalada Boosaaso ayaa aragtidooda ka dhiibtay isku daygii dil ee uu xalay ka bad-baaday madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Aragtida dadka Muqdisho ee isku daygii dil ee Trump - Luuliyo 14, 2024
Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa aragti ka dhiibtay isku daygii dil ee uu xalay ka bad-baaday madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Kiisaska AIDS-ka ee Waqooyi Bari Kenya oo kordhaya - Luuliyo 12, 2024
Warbixin dhawaan la soo saaray ayaa muujinaysa inay kordheen kiisaska HIV/AIDS ee Waqooyi Bari Kenya in ka badan gobollada kale, arrintan oo dadka deeggaanka ku abuurtay argagax iyo walaac.Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.
Sheekada Cusmaan Yuusuf ee dhireynta Muqdisho - Luuliyo 11, 2024
Cismaan Yuusuf oo ku dhowaad 20 sano ka maqnaa Soomaaliya, oo Muqdisho dib ugu laabtay ayaa waxa uu billaabay in uu si bilaash ah dhir uu ugu beero jardiinooyinka iyo goobaha dadweynaha. Weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow oo la kulmay ninkaas ayaa warbixin
Soomaalida Jarmalka oo sameystay Masjid - Luuliyo 11, 2024
Soomaalida ku nool Jarmalka ayaa markii u horreysay iibsaday xarun ay iyagu leeyihiin oo u ah Masaajid, goob caruurta wax lagu baro, maqaayado iyo dukaamo. Xaruntan oo lagu magacaabo Masjid Abuubakar ayaa ku taalla magaalada Mainz. Cabdixaafid Cawil Isma
Mareykanka oo gantaallo culus geynaya Jarmalka - Luuliyo 11, 2024
Maraykanka ayaa gantaallada riddada fog geynaya Jarmalka laga billaabo sanadka 2026 -ka, tallaabadaasi oo Ruuskhu sheegay inuu jawaab ka bixin doono.
Bosnia oo maanta laga xusay xasuuqii Srebrenica - Luuliyo 11, 2024
Kumanaan qof oo qiiraysan ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Srebrenica) ee Bosnia, si ay u xusaan xasuuqii Muslimiinta Boosniyaanka ah ee sanadkii 1995-kii, wax ka yar laba bil kadib markii ay Qaramada Midoobay maalin la xuso u samaysay xasuuqaas.
Madaxweyne Ruto oo kala diray golaha wasiirada - Luuliyo 11, 2024
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa kala diray dhamaan Golihiisii Wasiirada marka laga reebo Wasiirka Arrimaha Dibadda.
Israel oo si xooggan u duqeysay magaalada Rafax - Luuliyo 11, 2024
Milatariga Israel ayaa maanta duqayn ka fuliyay magaalada waqooyiga Gaza ku taalla ee Rafax, iygoo beegsaday waxa ay ku sheegeen inay ahaayeen maleeshiyo gantaallo halkaasi kasoo ridayay.