Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Waraabka Suuriya oo soo noqday - Luuliyo 17, 2024
July 17, 2024

Biyaha Waraabka ayaa markale kasoo ququlaya Kaydka Al-Balaa kadib markii la dayac tirey dhowaantan, ayadoo lagu jirey sanado badan oo weeraro iyo dagaal ah.

Boqor Charles oo daah-furay qorshaha R/W Starmer - Luuliyo 17, 2024
July 17, 2024

Boqor Charles-ka Britain ayaa maanta baarlamaanka dalkaasi ka hor daahfuray qorshaha raiisal wasaaraha cusub ee dalkaas Keir Starmer.

Roobab mahiigaan ah oo 40 qof ku dilay Afghanistan - Luuliyo 17, 2024
July 17, 2024

Roobab mahiigaan ah oo ka da'ay bariga dalka Afgaanistaan ayaa dilay ugu yaraan 40 qof, ku dhawaad 350 kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay saraakiisha Taliban sheegeen Talaadadii. Warbixin ay sheekadan ka qortay wakaaladda wararka ee Associated Press (A

Nasrallah oo digniin kama dambeys ah u diray Israel - Luuliyo 17, 2024
July 17, 2024

Hoggaamiyaha Xizbullah, Xasan Nasrallah ayaa ka digay in kooxdiisu ay beegsan doonto bartilmaameedyo cusub oo Israa'iil ah haddii dad kale oo rayid ah lagu dilo duqaymaha Israa'iil ee Lubnaan.

Dowladda Soomaaliya oo soo rogtay canshuur cusub - Luuliyo 17, 2024
July 17, 2024

Khubarada dhaqaalaha iyo qaar ka mid ah bulshada Muqdisho ayaa dhaliilay qorshe ay dowladda federaalka ku soo rogeyso canshuur cusub.

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda Caalamka - Luuliyo 15, 2024
July 15, 2024

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda Caalamka waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Shirwac.

Turkiga oo doonayo inuu ku biiro ururka BRICS - Luuliyo 15, 2024
July 15, 2024

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka, Recep Tayyip Erdogan iyo Vladimir Putin oo dhawaan ku kulmay waddanka Kazakhstan intii uu socday Shirweynihi Iskaashiga Shanghai, ayay u badantahay in ay ka wada hadleen, dalabka Turkiga ee ku biirista kooxda ganacsig

Xuutiyiinta oo mar kale weerar ku qaaday Markab - Luuliyo 15, 2024
July 15, 2024

Weerar looga shakisan yahay in ay gaysteen fallaagada Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta lala beegsaday markab marayay Badda Cas, xilli markab hor leh oo diyaaradaha dagaalka xambaara oo Mareykanku leeyahay uu ku wajahan yahay gobolka.

Pakistan oo mamnuuceysa xisbiga Imran Khan - Luuliyo 15, 2024
July 15, 2024

Dowladda Pakistan ayaa isku dayi doonta inay mamnuucdo xisbiga siyaasadeed ee ra'iisul wasaarihii hore ee dalkaas Imran Khan ee xabsiga ku jiro, wasiirka warfaafinta ayaa sidaas sheegay Isniintan, maalmo kadib go'aanno xiriir ah oo maxkamadeed oo u xaglin

Soomaaliya oo shir uga qeyb-galeysa Canada - Luuliyo 15, 2024
July 15, 2024

Mas’uuliyiin ka socday Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir lagu soo gabagabeeyay magaalada Toronto ee dalka Canada oo looga hadlayay saameynta uu COVID-19 ku reebay dunida iyo sida laga yeeli lahaa haddii uu markale kusoo laabto caalamka.