Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Erdogan oo rajo ku muujiyey doorashada Mareykanka - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa rajo ka muujiyey in isbeddel siyaasadeed oo ka dhaca doorashada Mareykanka uu u wanaagsanaan karo Ankara.

Trump oo dib ugu laabtay olole doorashada - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Donald Trump ayaa Sabtidii qabtay isu soo bixii ugu horreeyey ee olohiisa doorashada tan iyo markii uu ka badbaaday isku day dil, isagoo dib ugu laabtay gobolka sida weyn loogu loollamo ee Michigan.

Odinga oo shuruud ku xiray xalka xiisadda Kenya - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga ayaa Axadda maanta ah in caddaalad la helo shuruud kaga dhigay wadahadal kasta oo uu lala yeesho dowladda Kenya muddo bil ah ka dib dibadbaxyo ay dad ku dhinteen.

Wareysiga wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha DF - Luuliyo 18, 2024
July 18, 2024

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre ayaa maagalada Toronto ee dalka Canada uga qeyb galay cayaaro Axaddii lasoo geba-gebeeyay. Wuxuu u warramay weriyaheenna Canada Xuseen Nuur Xaaji.

Kaalinta Soomaalida Netherlands ee siyaasadda dalka, - Luuliyo 18, 2024
July 18, 2024

Dalka Netherlands, siyaasiyiin Soomaali ah oo ka kala socda axsaab kala duwan oo dalkaasi ka jira ay hadda ka mid yihiin goleyaasha deegaanka ee magaalooyin dhowr ah. Faadumo Faarax oo ka mid ah xubnaha golaha deegaanka ee magaalada Amstelveen ayaa u wa

Muhaajiriinta Mareykanka ka soo galaya gobolka Florida - Luuliyo 18, 2024
July 18, 2024

Dhulka u dhexeeya cirifka koonfureed ee Maraykanka iyo Jasiiradda Cuba waxa ku yaalla dhul lagu magacaabo Florida Straits. Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa maalin walba dhulkan roondo ku sameeya si ay uu horjoogsadaan soo-galootiga sharci-darr

Wasiirka amniga Israel oo booqday masjidka Al-Aqsa - Luuliyo 18, 2024
July 18, 2024

Wasiirka amniga qaranka Israa’iil ayaa khamiista maanta ah booqday dhismaha Masaajidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus, waana tallaabo carqalad ku noqon karta wadahadallada lagu doonayo xabbad joojin ka hirgasha Gaza.

Kenya oo weli la tacaaleysa dibad-baxayaal caraysan - Luuliyo 18, 2024
July 18, 2024

Dowladda Kenya ayaa maanta oo Khamiis ah sii xoojisay codsigeeda ay ku dalbanayso in la joojiyo mudaaharaadyada toddobaadyada socday, iyadoo booliiska dalkaasi ay mamnuuceen dibadbaxyada ka dhacaya bartamaha Nairobi.

JD Vance oo aqbalay xulashada Trump ee ku-xigeen - Luuliyo 18, 2024
July 18, 2024

Senator J.D Vance oo madaxweynihii hore Maraykanka Donald Trump uu u xushay inuu noqdo musharaxa jagada madaxweyne ku-xigeenka ee kala qayb galaya doorashada, ayaa xalay si rasmi ah u aqbalay xulashadaas

Wareysiga tababare Cabdirisaaq Faarax Gorooje - Luuliyo 17, 2024
July 17, 2024

Cabdirisaaq Faarax Gorooje, waa aasaasaha dugsiga goolhayayaasha Garooje oo ah xarun ku taalla Muqdisho oo lagu tababaro goolhayayaasha dada yar ee ciyaarta Kubadda Cagta. Tababare Garooje, waxa uu dalka Mareykanka uga qaybgalay kulan-aqooneed looga hadl