Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Aragtida shacabka Muqdisho ee haritaanka Biden - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Qaar kamid ah dadweynaha iyo aqoonyahanka Soomaalida ee gudaha iyo dibedda oo aragtidooda ka dhiibtay in madaxweyne Joe Biden uu isaga haro tartanka madaxtinimada Mareykanka.

Aragtida shacabka Minnesota ee haritaanka Biden - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Qaar kamid ah shacabka Soomaalida ee Minnesota ayaa aragtidooda ka dhiibtay in madaxweyne Joe Biden uu isaga haro tartanka madaxtinimada Mareykanka.

Waa tuma Kamala Hariis - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa heleysa taageero xooggan si ay u noqoto musharaxa madaxweyne ee xisbiga Dimoqraadiga. Haddaba waa tuma Harris?

Fallanqeyn ku saabsan go'aanka Biden ku haray - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ka haray tartanka dib u doorashadiisa isagoo taageeray in madaxweyne ku xigeenkiisu ay noqoto musharraxa xisbiga Dimoqraadiga. Waxaa arrintan iyo waxa ay ka dhigan tahay ka wareysanay madaxa laanta Af-Soomaaliga VO

Harris oo raadineysa tageerada Dimoqraadiga - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa Isniinta maanta ah sii wadda in ay hesho taageerada xildhibaannada xisbiga Dimoqraadiga iyo guddoomiyayaasha gobollada ee xisbigaas iyo deeq bixiyayaasha dhaqaalaha ku bixiya doorashada.

Dagaal lagu dilay Al-Shabaab badan oo dhacay - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Mas’uuliyiinta maamulka Jubaland ayaa sheegay in ciidamada daraawiishta ee maamulkaas iyo kuwa dowladda federaalka oo is garabsanaya ay ka hortageen saddex weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay saacadihii hore ee saaka ku soo qaadeen saddex saldhig oo dh

Bandhigga Buugaagta oo lagu qabtay Toronto - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu soo gabagabeeyay Bandhigga buugaagta Soomaalida oo markii ugu horreysay lagu qabtay magaaladaasi.

Guryaha Muqdisho oo lagu xirayo kaamirooyin - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Waxaa magaalada Muqdisho ku sii baahaya adeegsiga Kaamerooyinka wax lagula socdo ee lagu xirto goobaha ganacsiga iyo xaafadaha magaalada. Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

Daroogada Opium oo ku kordheysa Afghanistan - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Inkastoo muddo labaatan sanadood ah ay socdeen barnaamijyo ay waddo oo dadka lagu daaweynayo, Daalibaana ay xayiraad ku soo rogtay beerista daroogada, ayaa haddana heerka la qabsiga nooca daroogada ee loo yaqaano Opium ay ku sii kordhaysaa dalka Afghanist

Xuutiyiinta oo gantaallo ku garaacay gudaha Israel - Luuliyo 21, 2024
July 21, 2024

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in isbedel ku yimaada maamulka Maraykanka ka dib doorashada bisha November ay macquul tahay in uu wax wanaagsan u yahay warshadaha sii kordhaya ee dhinaca difaaca ee Turkiga.