Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Diyaarad rakaab oo ku burburtay dalka Nepal - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Diyaarad rakaab ah ayaa Arbacada maanta ah ku burburtay magaalada Kathmandu ee dalka Nepal, iyadoo duuliyihii diyaaradda laga soo badbaadiyay diyaaradii oo gubanaysay, balse dhammaan 18-kii kale ee la socday ayaa dhintay.

Ruto oo xilal u magacaabay mucaaradka - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta liiska golihiisa wasiirrada kusoo daray afar siyaasi oo mucaarad ah oo miisaan culus, kuwaas oo aad ugu dhow Raila Odinga oo xilka madaxtinimada kula tartamay.

Natiijada doorashooyin ka dhacay Puntland - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Guddiga Doorashada Puntland ee loo soo gaabiyo PEC ayaa ku dhawaqay natiijada hordhaca ah ee Illaa seddex degmo oo doorashada Golayaasha Deeganka galay shalay. Doorashadan waxaa ku tartamay 8 xisbi oo uu ku jiro midka talada haya. Nuux Muuse Birjeeb ayaa

Tartanka qur’aanka ee gobolka Minnesota - Luuliyo 23, 2024
July 23, 2024

Gobalka Minnesota waxaa ka furmay tartanka Quraanka Kariimka ah ee Imaamu Shaatibi oo sanadkiiba mar la qabto. Tartanka oo 10 sano jirsaday ayaa waxaa ka soo qayb galay 508 arday oo ka kala socday Mareykanka, Canada iyo Mexico.

Dowladda oo xirtay Calinuur Salaad - Luuliyo 23, 2024
July 23, 2024

Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xabsiga u taxaabay weriye Calinuur Salaad, ayada oo booliska ay eedo kala duwan ku soo oogeeyn, islamarkaana sheegeen in maxkamad la horgeyn doono. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray Mu

Xamas oo la heshiisay Fatax iyo ururo kale - Luuliyo 23, 2024
July 23, 2024

Ururka Xamaas ee reer Falastiin ayaa Talaadada maanta ah shaaca ka qaaday inuu heshiis la saxiixday ururada kale ee Falastiin oo ururka uu Fatax ku jiro, si ay uga wada shaqeeyaan waxa loogu yeeray midnimo qaran. Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Beijing e

Dibad-baxyo ka billowday dalka Uganda - Luuliyo 23, 2024
July 23, 2024

Booliiska Uganda ayaa xiray dhowr qof oo mudaaharaad ka dhigay caasimadda Kampala Talaadada maanta ah, iyadoo dibadbaxyo kala gooni gooni ahi oo lagaga horjeedo musuq-maasuqa ay billaabmeen.

Itoobiya: 150 qof oo ku dhintay dhul go' - Luuliyo 23, 2024
July 23, 2024

Tirada dadka ku dhintay dhul go’a ka dhacay goobaha fog ee koonfurta Itoobiya ayaa gaartay ugu yaraan 150 qof, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan maamulka dalkaasi Talaadada maanta ah, isagoo ka digay in tiradaasi ay kordhi karto.

Doorasho maanta ka dhacday Puntland - Luuliyo 23, 2024
July 23, 2024

Waxaa Maanta Puntland ka qabsoontay Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo horay u baaqatay. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray Garoowe.

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka - Luuliyo 22, 2024
July 22, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka waxaa nala socod siinaya Cabdixakiim Shirwac.