Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

SOOMAALI KA QEYBGALAYA SHIRKA DIMUQRAADIGA - Ogost 21, 2024
August 21, 2024

Magaalada Chicago ee dalkan Maraykanka waxaa ka furmay shirweynaha xisbiga Dimoqraadiga, halkaas oo ay ka qaybgelayaan madax sare iyo kumanaan ergo ah oo ka kala socda gobollada dalka Maraykanka. Xubno Soomaali ah ayaa ka mida ergada shirkan ka qaybgelays

Soomaaliya iyo Masar oo Heshiis Difaac kala Saxiixday - Ogost 14, 2024
August 14, 2024

Somalia iyo Masar ayaa Qaahira ku kala saxiixday heshiis difaac. Heshiiskan ayaa imanaya iyadoo shalay uu burburay wadahadalkii Turkiga uga socda Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba sideed u aragtaa heshiiskan

Turkiga oo raba inuu ciidamo u diro Soomaaliya - Luuliyo 25, 2024
July 25, 2024

Turkiga ayaa qorsheynaya inuu ciidamo u diro Soomaaliya, iyada oo uu madaxweynaha dalkaasi baarlamaankiisa ka codsaday in ay meel-mariyaan. La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Haaruun Macruuf uga warramay arrintaa

Fatahaadaha iyo guritaanka webiga Shabeelle - Luuliyo 25, 2024
July 25, 2024

Fatahaadda iyo webiga oo gura, waxa ay ka mid yihiin saameynta uu isbeddelka cimiladu ku keenay Soomaaliya. Beeraleyda magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in wax soo-saarkoodii uu aad hoos ugu dhacay sababo la xariira saameynta isbeddelka cimilada. Xusee

Hay’ad caawisa Soomaalida dalka Jarmalka - Luuliyo 25, 2024
July 25, 2024

Hay'ado Soomaali ah oo ka shaqeeya dalka Jarmalka ayaa ka caawiya dadka soo galootiga ah si ay u helaan sharciyada iyo adeegyada kale ee dalkooda. Wariyeyaasha ka tirsan VOA ayaa booqday xafiiska hay'adda Seeko ee magaalada Worms ee dalkaasi, waxaana warb

Fallanqeynta khudbaddii madaxweye Joe Biden - Luuliyo 25, 2024
July 25, 2024

Madexweyne Joe Biden ayaa xalay dadweynaha Mareykanka u jeediyey khudbad uu sharraxaad uga bixiyay sababah uu uga haray tartatanka madaxweynenimada Mareykanka ee dhacaysa bisha November ee sanadkan. Nuxurka khudbadda ayaan ka wareysanay madaxa Laanta Af

Dhaq-dhaqaaqa ka dhanka ah Ruto ee Kenya - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Wax ku billowday olole dhijitaal ah oo ay dhallinyarada Kenyaanka ahi ka sameeyeen baraha bulshada iyagoo kor u qaadaya walaaca ay ka qabaan sharciga cashuur kordhinta dowladda ayaa noqday dhaq-dhaqaaq.

Dowladda Jarmalka oo xirtay xarun Islaami ah - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Dawladda Jarmalka ayaa Arbacada maanta ah mamnuucday hayad ay ku sheegtay inay tahay mid gudaha Jarmalka ku taalla oo wakiil u ah nidaamka Iran, isla markaana taageerta aragtiyadeeda iyo hogaankeeda iyo waliba aragtida ururka Xizbullah.

Ammaanka ciyaartoyda Israel oo la adkeeyey - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Waxaa aad loo adkeeyey ammaanka ciyaartoyda Israel ee magaalada Paris uga qeyb-galaya ciyaaraha Olombikada ee xagaagga.

Washington oo looga dibad-baxayo Netanyahu - Luuliyo 24, 2024
July 24, 2024

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo Raiisu Wasaaraha Israel ayaa ka socda magaalada Washington, xilli la filayo in Netanyahu uu caawa khudbad u jeediyo fadhi wadajir ah oo ay leeyihiin labada gole ee Congress-ka Mareykanka