Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
ABAALMARINTA HOLLAND - Ogost 27, 2024
Dalka Netherland, gaar ahaan Magaalada Schiedam ee duleedka Amsterdam waxaa lagu qabtay xaflad abaalmarinno lagu guddoonsiiyay qaar ka mid ah haldoorka Soomaalida dalkaas iyo dalalka u dhow Netherlands.
SOMALILAND BIHI REACTION_15052720.mp4 - Ogost 26, 2024
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab ka bixiyey tallaabo ay qaadday xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, taas oo amar lagu siiyey, ganacsiyada isticmaala magaca Somaliland inay ka saaraan, kuna bedelaan magaca Somalia.
HOLLAND OO GANAAX CULUS KU RIDDAY UBER - Ogost 26, 2024
Shirkada Uber ayaa lagu ganaaxay 290 milyan oo Yuuro oo u dhiganta ($324 milyan) gudaha dalka Holland, ka dib markii ay u dirtay xogta shakhsiga ah ee darawallada tagsiilayaasha Yurub dalka Maraykanka taasoo xadgudub ku ah xeerarka Midowga Yurub.
XAALADDA BARIGA DHEXE OO KACSAN - Ogost 26, 2024
Xiisadda ka taagan Bariga Dhexe, gaar ahaa Israalil iyo Xamaas ayaa wali cakiran. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran Abbas Arachi ayaa sheegay in Jawaabta ay Iran ka bixineyso dilkii Tehran loogu geystay hogaamiyihii siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniyah
XUBINTA SAYNISKA IYO TEKNOOLOJIYADDA - Ogost 26, 2024
Ku soo dhowaada xubintii Sayniska iyo Teknoolojiyadda, waxaa innala socodsiinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac
TAHRIIBAYAAL KU DHINTAY XEEBAHA YEMEN - Ogost 25, 2024
Qaramada Midoobay oo sheegtay in 13 qof ay dhinteen, kuwo kalena la la yahay kaddib markii dooni ay saaran yihiin dad Itoobiyaan ahi ay degtey.
WEERARADA KA DHACA WAJEER - Ogost 25, 2024
Shacabka ku nool magaalada Wajeer ee goboolka Waqooyi Bari Kenya ayaa walaac ka muujiyay kororka weerarro ay geysteen kooxo burcad ah oo odoyaasha magaalada Wajeer ay sheegeen inay ka soo jeeddaan gobollo aan ahayn kuwa waqooyi bari Kenya.
DAKHLI URURINTA SOOMAALIYA - Ogost 22, 2024
Somalia ayaa qaar ka mid ah shirkaddo madax bannaan ka joojisay inay u uruuriyaan dakhliga. Gollaha wasiiradda Somalia ayaa amray in wasaaradda maaliyadda oo kaliya ay noqon doonto tan uruurisa dhammaan dakhliga soo gala dowladda federaalka ee Somalia.
CIIDAMADA ANSHAXA EE TALIBAN - Ogost 22, 2024
Booliska anshaxa ee xukuumadda Taalibaan ee ka taliya Afgaanistaan ayaa sheegay in sanadkii hore ay gacanta ku dhigeen oo ay burburiyeen in ka badan 21,000 oo qalab muusig ah, taasi oo qayb ka ah olole ka dhan ah waxa ay ugu yeereen falalka ka soo horje
BIYO LA'AAN SOO FOODSAARTAY FALASTIIN - Ogost 22, 2024
Illaa 120 kun oo Falastiiniyiin ah oo deggan xaafad ku taal magaalada Qudus ayaa codsi u gudbiyay maxkamadda sare ee Israaiil iyagoo ka dalbanaya in ay helaan biyo badan. Dadka sheegay in ay biyo helaan saddex saacadood oo keliya toddobaadkii.