Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
XIISADDA KA TAAGAN DAANTA GALBEED - Ogost 29, 2024
Milateriga Israaiil oo sheegtay in ciidamadoodu ay dileen shan dagaalyahan oo Falastiini ah oo ku dhuumaalaysanaya gudaha masaajid ku yaalla magaalada Tulkarm ee dhulka lahayd ee Daanta Galbeed.
HAWEENAYDA LAXAADKA LA' EE HESHAY ABAALMARINTA - Ogost 29, 2024
Dalka Malawi, haweenay laxaad la oo naqshadeysa dharka ayaa ku guuleysatay abaalmarinno iyo aqoonsi caalami ah oo ay ku heshay naqshadeynta dharka.
QORAAGA BUUGGA "KELIGAA MA TIHID" - Ogost 29, 2024
Minneapolis waxaa lagu soo bandhigay bug ku qoran English iyo Somali oo la baxay Ma tihid kaligaa oo ay qortay Xabiiba Maxamed oo ah haweenay Soomaali ah oo muddo badan macallin ka ahayd iskuullada gobolka Minnesota.
MASAR OO SOOMAALIYA GEYSAY GARGAAR MILATERI - Ogost 28, 2024
Masar ayaa Soomaaliya gaarsiisay gargaarkii ugu horreeyay ee milateri muddo ka badan 40 sano. Saddex ilo-wareed oo diblomaasiyadeed iyo kuwo dowladda Soomaaliya ah ayaa sheegay in tallaabadani ay sii xoojin karto xiisadda u dhexeysa Masar iyo Somalia oo i
BIYA XIREENKA ETHIOPIA - Ogost 28, 2024
Dalka Itoobiya ayaa sheegay inay laba jibaareen wax soo saarka korontada kasoo baxda biyo xidheenka muranku ka taagan yahay ee webiga Nile-ka buluuga ah, kadib markii ay halkaasi ka hawl galeen laba mishiin oo ah nooca soo saara tamarta joogtada ah.
CAGAFCAGAFYADA KU SHAQEEYA TAMARTA CADCEEDA - Ogost 28, 2024
Cag-cagaftii u horreysay ee tamarta qoraxda ku shaqeysa ayaa lagu tijaabiyay dalka Malawi. Khubarada ayaa sheegaya in cagaftan oo gacanta lagu maamulayo loona yaqaano Aftrak ama Africa Tractor ay gacan ka gaysan karto in beeraleydu ay kordhiyaan wax soo s
SOOMAALIDA TORONTO OO KA CABANAYA KIRADA GURYAHA - Ogost 28, 2024
Soomaalida Toronto ayaa ka cabanaya koror ku yimid qiimaha guryaha la kireeyo, warbixin ayaan idiinka haynaa. Dadka qaar ayaa sicir bararka kirada guryaha u sababeynaya dad badan oo magaaladaasi tagay dhowrkii sano ee u dambeeyay.
ISRAA'IIL OO WEERARTAY DAANTA GALBEED - Ogost 28, 2024
Ciidamada Israa'iil ayaa weerar ku qaaday dhulka ay Falastiniyinta ka haystaan ee Daanta Galbeed, halkaasi oo la sheegay inay ku dhinteen 9 qof.
SWEDEN OO MAXKAMADAYNAYSA RAG GUBAY QURAANKA - Ogost 28, 2024
Dacwad oogayaasha dalka Sweden ayaa Arbacada maanta ah dacwad ku soo oogay laba nin oo lagu eedeeyay in ay hurinayeen isir nacayb ka dib dhowr ay sanadkii hore bannaanbax oo ay ku gubeen kitaabka quraanka kariimka ah, tallaabadaasi oo dhalisay caro ka ti
JARMALKA OO SARE U QAADAYA MASAAFURINTA - Ogost 27, 2024
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa wacad ku maray in uu adkeyn doono sharciga mindiyaha iyo inuu sare u qaadi doono masaafurinta dadka aan sharciyada haysan. Arrintan ayaa daba socota weerar midi loo addeegsaday oo nin Suuriyan ah uu ku dilay 3 qof oo