Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Germany: Xisbiyada midigta-fog oo guulo gaaray - Sebtembar 02, 2024
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz ayaa maanta oo Isniin ku booriyay xisbiyada Jarmalka inay ka fogaadaan la shaqeynta xsibiga midigta fog ee ADF, ka dib markii uu guulo weyn ka soo hooyay xisbigaasi doorashooyin ka dhacay gobollada bari ee dalka Jarmalka.
Nin dil ka gaystay Mareykanka oo lagu qabtay Kenya - Sebtembar 02, 2024
Dacwad oogayaasha dalka Kenya ayaa Isniinta maanta sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen nin lagu eedeeyay in uu Mareykanka ku dilay saaxiibtiis, kiiskaas oo noqday mid aad loo hadal hayo kadib markii uu ka baxsaday gacanta booliska magaalada Nairobi.
Qaliinka wadnaha furan oo lagu sameeyey Xamar - Sebtembar 02, 2024
Isbitaalka Horjoog ee Muqdisho, oo u gaar ah xanuunada wadnaha, ayaa ku guuleestay in bukaankii ugu horreeyey uu ku sameeyo qaliinka wadnaha furan. Qaliinkan ayaa ahaa mid markii hore loo aadi jiray dalka dibaddiisa. Cabdulqaadir OK ayaa warbixinita soo
Itoobiyaanka oo laga masaafurinayo Garoowe - Sebtembar 02, 2024
Maamulka Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay dib ugu celinayan dalkooda dadka Itoobiyanka ah ee ku sugan Magalada Garoowe ee caasimadda Maamulka Puntland. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan ka soo diray Garoowe.
Somaliland oo xirtay xildhibaan Maxamed Abiib - Sebtembar 02, 2024
Ciidamada amniga Somaliland ay maanta xiray xildhibaan Maxamed Abiib oo ka ka tirsan golaha wakiillada Somaliland sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ku sugan Hargeysa.
CANADA OO DHIMAYSA SHAQAALAHA AJNEBIGA AH - Sebtembar 01, 2024
Ra'iisal wasaaraha Canada ayaa sheegay inuu yaraynayo shaqaalaha ku meel gaarka ah ee ajnebiga ah ee dalkaas imanaya, ka dib markii tirada shaqaalahaasi ay kor u kacday.
SHIRKA MINNESOTA EE GANACSATA IYO AQOONYAHANKA - Sebtembar 01, 2024
Minnesota oo lagu qabtay kulan ay soo abaabuleen ururka SNABPI kaas oo ka shaqeeya inuu isku xidho aqoonyahannada iyo ganacsatada kala duwan.
CARUURTA GAZA OO LAGA TALLAALAYO DABAYSHA - Sebtembar 01, 2024
Qaramada Midoobay ayaa qorsheyneysa in ay cudurka halista ah ee dabeysha ay ka tallaasho carruur gaareysa 640,000 oo ku nool Gaza, waxana tallaalka uu dhici doonaa inta lagu jiro sideed saac oo xabbad-joojin ah.
MAKHAAYAD AY KA SHAQEEYAAN ROBOTS - Sebtembar 01, 2024
Makhaayad ku taalla magaalada Nairobi oo ay ka dhex-shaqeeyaan mishiino robot ah. Makhaayadda ayaa soo jiidatay macaamiil badan oo xiisaynaya inay arkaan qaabka robot-yadan u shaqeynayaan.
UK OO DIB U CELINAYA MUHAAJIRIINTA AAN SHARCIGA HAYSAN - Ogost 30, 2024
Dowladda Britain oo dadajinaysa inay dib u celiso muhaajiriinta aan sharciga haysan ee ka yimid 11 dal oo ay ku jiraan, Ethiopia, Ghana, India, Nigera, Pakistan, Zimbabwe iyo kuwo kale.