Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Shiinaha oo $51 bilyan siinaya Afrika - Sebtembar 05, 2024
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa madaxa Africa u ballan qaaday $51 bilyan oo uu Africa gelinayo muddo 3sano ah. Haddaba maxaa lagu macnayn karaa doorka shiinaha ee Africa? Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo Jamacada Savannah ee Georgia ka dhiga taariikhd
Dowladda UK oo hubka ka joojisay Israel - Sebtembar 05, 2024
Raiisul Wasaaraha Britain Keir Starmer ayaa difaacay goaankii dowladdiisa ay ku hakisay qaar ka mid ah shixnadaha hubka ee Israaiil, isaga oo sheegay in tallaabadaasi ay lagama maarmaan u tahay in loo hoggaansamo sharciga caalamiga ah.
Sidee Islaamka kusoo gaaray Soomaaliya? - Sebtembar 05, 2024
Sidee Islaamka kusoo gaaray Soomaaliya? - Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar ayaa maktabadda Congress-ka Maraykanka ku soo bandhiggaya macluumaad la xiriira jawaabtaas. Prof. Mukhtar ayaa qoray buug lagu magacaabo “HABKA CILMIBAARISTA: TAARIIKHDA SOOMAALIDA”
UK: Muhaajiriin ku dhintay doon la qalibantay - Sebtembar 04, 2024
Dowladda Britain ayaa sheegtay inay tallaabo adag ka qaadayso mukhalasiinta dadka doonyaha ka soo saara xeebaha Faransiiska, kadib markii 12 qof oo ay ku jiraan caruur iyo haweenay uur leh ay ku dhinteen dooni shalay dagtay. Waxaan faah-faahinta ka wa
Toddobaadka Soomaalida ee Washington DC - Sebtembar 04, 2024
Cayaaraha kubadda cagta ee Soomaalida ee magaalada Washington DC iyo nawaaxigeeda ayaa toddobaadkan lagu soo geba-gebeeyay magaalada Falls Church ee gobolka Virginia.
Xiisad ka taagan baarlamanka Soomaaliya - Sebtembar 04, 2024
Fadhi uu yeelan lahaa Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u furmi la muranka ka dhashay taageero qaar ka tirsan xildhibaannada ka soo jeeda Koonfur Galbeed ay u muujiyeen ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya, iyagoo ka hor-yimid ciidamo ka socda Masar.Cabdulqa
Shirka hay’adda IANA oo ka dhacay Minneapolis - Sebtembar 03, 2024
Magaalada Minneapolis waxaa lagu soo geba-gebeeyay shirka Hay'adda Islaamiga ee Woqooyiga America ee magaceedda loo soo gaabiyo IANA oo sanadkii 21aad lagu qabtay. Mascadde ayaa haddaba wareystay agasimaha guud ururka IANA Sheekh Yuusuf Cabdi Cabdulle.
Congo: Maxaabiis ku geeriyootay isku day baxsasho - Sebtembar 03, 2024
Isku daygii maxaabiista ay ku doonayeen in ay kaga baxsadaan xabsiga weyn ee caasimadda Congo ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 129 qof, kuwaas oo intooda badan ku dhintey is jiirkooda, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Golaha Wakiilada oo diiday in xasaanadda la qaado Abiib - Sebtembar 03, 2024
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta diiday in xasaanadda la qaado xildhibaan Maxamed Abiib oo maalintii labaad uu xiran xukuumadda SomalilandWarbixintan waxaa Boorama ka soo diray Haashim Sheekh Cumar Gooth.
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Sebtembar 02, 2024
Wararkii ugu dambeeyey ee sayniska iyo teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socodsiinaya Cabdixakiim Shirwac.