Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Somaliland oo xirtay maktabad masaari ah - Sebtembar 11, 2024
Masuuliyiinta Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay xireen maktabad ay masaaridu ku lahaayeen magaalada Hargaysa, inkastoo aaan si rasmi loo sheegin sababta.
Ra’iisul Wasaare Xamza oo tegay Baydhaba - Sebtembar 11, 2024
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhaba, halkaasi oo la filayo inuu kulamo kula yeesho madaxda Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Mukhtar Catoosh ayaa warbixintan noo soo dira
Trump iyo Harris oo xalay dood kulul yeeshay - Sebtembar 11, 2024
Donald Trump iyo Kamala Harris ayaa xalay markii ugu horreysay yeeshay dood fool ka fool ah oo ay uga doodeen, arrimo kala duwan oo taabanaya nolosha dadka Mareykanka. Madaxa laanta Af -Soomaliga ee VOA Cabdiraxaman Yabarow ayaa fallanqeynaya sida ay do
Britain: 1,750 maxbuus oo xabsiyada laga sii daayey - Sebtembar 10, 2024
Dalka Britain maanta waxa xabsiyada iyaga oo dhameysan xukunkoodii laga sii daayey 1,750 maxbuus. Tan ayaa imaneysa iyada oo xabsiyada ay buuxameen.
Trump iyo Kamala Harris oo caawa dood yeelanaya - Sebtembar 10, 2024
Dalka Maraykanka, caawa waxay doodi dhex mari doontaa labada tartame ee xilka madaxtinimo ee Maraykanka Donald Trump iyo Kamala Harris. Haddaba waxa doodda caawa laga fili karo ayaa waxaa nala falanqeynaya Maxamed Cabdi Sandheere.
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka - Sebtembar 09, 2024
Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socod siinaya Cabdixakiim Shirwac.
Nibiri “basaas u ahaa” Ruushka oo geeriyooday - Sebtembar 09, 2024
Nibiriga cad ee loo yaqaan (Beluga) oo hore loogu eedeeyay inuu basaas u ahaa Ruushka ayaa meydkiisa la helay Sabtidii (August 31), sida ay sheegtay Hayadda Marine Mind, oo ah hay'ad samafal oo Norway laga leeyFaahfaahinta warkan waxaa inoo haya Xuseen
Kulamadii Golaha Shacabka oo dib u billowday - Sebtembar 09, 2024
Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta dib u billaabay kulamadoodii toddobaadkii hore hakadka ku yimid, kadib markii xildhibaannada qaarkood ay taageereen joogitaanka ciidamada Ethiopia ee gobollada Koonfur Galbeed, sidoo kale ay diideen im
Abiy Ahmed oo soo saaray hanjabaad cusub - Sebtembar 09, 2024
Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Axaddii ka digay in dalkiisa uu dulleyn doono dal kasta oo khatar ku ah madax-bannaanideeda, xilli ay xiisado ka taagan yihiin gobolka aan xasillooneyn ee Geeska Afrika.
Sheekada Salma Yariisey - Sebtembar 08, 2024
Salma Maxamed (Yariisey) waxay gacmaheeda ku weyday qarax ka dhashay miino ay ku ciyaaraysay. Salma waxay haatan leedahay bog TikTok oo ay ku xiran yihiin 750 kun oo qof.