Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Wareysi: Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Soomaaliya - Sebtembar 29, 2024
September 29, 2024

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa isku dayaysa inay hesho dhaqaale ay wax uga qabanayso baahida caafimaad ee Soomaaliya. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Maxamed Xasan Bulaala ayaa New York ugu warramaya Sahra Cabdi Axmed.

Israel oo dishay sarkaal kale oo Xizbullah ah - Sebtembar 29, 2024
September 29, 2024

Ciidamada Israel ayaa sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xizbullaah, maalin kaddib markii kooxda ay xaqiijisay in la dilay hoggaamiyahoodii Xasan Nasrullah Jimcihii. Dhinaca kale, Iran ayaa sheegtay inay jawaab bixin doonto. Cabdixakii

Mandhera oo ku guuleystay tartan caalami ah - Sebtembar 26, 2024
September 26, 2024

Degmada Mandheera oo ka mid ah WAQOOYI bari Kenya ayaa ku guuelysatay tartanka dhinaca ilaalinta deeggaanka, iyadoo loo aqoonsaday magaalada cagaaran. Axmed Xusen ayaa warbixintan ka soo diray Wajeer.

Duqeymo culus oo ka dhacay Khartoum - Sebtembar 26, 2024
September 26, 2024

Duqeymo xagga cirka ah iyo weeraro gantaallo loo adeegsaday ayaa Khamiista maanta ah ruxay magaalada Khartoum, iyadoo ciidamadu ay weerareen fariisimo ay ciidamada sida milateriga u tababaran ku leeyihiin caasimadda Suudaan, sida dad goobjoog ah iyo ilo-w

Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya - Sebtembar 26, 2024
September 26, 2024

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Ethiopia, oo uu ku eedeeyay inuu ka danbeeyo R/Wasaaraha Ethiopia. Fiqi ayaa mar kale ku celiyay in ciidamada Ethiopia ay qasab tahay inay ka baxaan Soomaaliya.

Israel oo diiday inay xabad-joojin la gasho Xizbullaah - Sebtembar 26, 2024
September 26, 2024

Israa'iil ayaa Khamiista maanta ah si adag u diidday cadaadis uu hormuud ka yahay Maraykanka oo ah taageeraheeda ugu weyn, kaas oo ku aaddan hindise xabbad joojin 21 maalmood ah oo Lubnaan ka hir gasha.

Warbixin shaacisay heerka faqriga Soomaaliya - Sebtembar 25, 2024
September 25, 2024

Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha ah sanadihii ugu dambeeyay, hase yeeshee uu wali dalka ka jiro faqri. Warbixintan waxaa Na

Dadka Qatar oo visa la’aan iman kara USA - Sebtembar 25, 2024
September 25, 2024

Dalka Qatar ayaa noqda dalkii ugu horreeyey ee Carbeed iyo kii labaad ee Muslim ah ee dadkiisa loo ogolaado in Mareykanka ay soo galaan visa laaan. Warbixin ay qortay AFP, waxaa soo jeedinaya Axmed Cali Sheekh.

Maxay Soomaaliya la tagtay Shirka QM? - Sebtembar 25, 2024
September 25, 2024

Shirka Golaha guud ee QM, ayaa maanta galaya maalintiisii saddexaad, iyadoo hoggaamiyayaal badan ay khudbaddo ka jeediyeen. Haddaba waxa ay Soomaaliya la tagtay shirkaas ayaan ka wareysanay afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale.

Mareykanka oo mamnuucay qalabka Shiinaha ee baabuurta - Sebtembar 24, 2024
September 24, 2024

Wasaaradda Ganacsiga Mareykanka ayaa mamnuucday qaar ka mid ah qalabka Shiinaha soo saaro ee lagu xiro baabuurta Mareykanka.