Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Israel oo ku hanjabtay weerar ka dhan ah Iran - Oktoobar 02, 2024
October 02, 2024

Israel ayaa wacad ku martay inay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii gantaal ee Iran ay xalay la beegsatay Israel, kuwaasi oo Israel ay sheegtay inay ku dhaceen meelo ay ku jiraan saldhigyo militari.

Mooshin laga keenay madaxweyne ku-xigeenka Kenya - Oktoobar 01, 2024
October 01, 2024

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Kenya ayaa billaabay mooshin xil ka qaadis ah oo laga keenay madaxweyne ku-xigeenka dalka Rigathi Gachagua, kaddib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne William Ruto. Intisaar Saalax ayaa faah-

Mareykanka oo isku dayay in dagaalka Bariga Dhexe uusan ballaaran - Oktoobar 01, 2024
October 01, 2024

Maraykanka ayaa isku dayaya in dagaalka Bariga Dhexe uu ka ilaaliyo inuu sii ballaarto, laakiin awoodaha gobolka ayaa muujinaya walaac iyadoo madaxda Israel ay u muuqdaan inay goaansadeen inay tooda sii wataan.Weriyaha VOA Anita Powell ayaa warbixintan

Tim Walz iyo JD Vance oo caawa dood yeelanaya - Oktoobar 01, 2024
October 01, 2024

Caawa waxay dood xiisa leh dhex mari doontaa labada musharax madaxweyne ku-xigeen ee Mareykanka, oo kala ah barasaabka gobolka Minnresota Tim Walz iyo Senator JD Vance oo laga soo doorto Ohio.Waxaan doodda caawa ka wareysanay madaxa Laanta Af-Soomaaliga

Dagaalka Israel iyo Xizbullah oo sii xoogeystay - Oktoobar 01, 2024
October 01, 2024

Militariga Israel ayaa maanta qoysaska reer Lubnaan ee ku nool xuduuda ku wargeliyey in ay ka guuraan guryahooda, saacado kadib markii ay Israel ku dhawaaqday in ciidankeedu uu billaabay howgal uu gudaha ugu galay Lubnaan, laakiin Xizbullaah ayaa beenisay

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Sebtembar 30, 2024
September 30, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socodsiinaya Cabidxakiim Shirwac.

Soomaalida xuduudda Kenya iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya amniga - Sebtembar 30, 2024
September 30, 2024

Bulshada ku dhaqan deeggaannada ku dhagan xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa iska kaashanaya nabadda, iyagoo isku dayaya inay ka hortaggaan xagjirnimada iyo isku dhacyada ka dhasha daaqa iyo biyaha. Weriyaha VOA Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray

Jabuuti oo weli jawaab ka sugeysa Itoobiya - Sebtembar 30, 2024
September 30, 2024

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia ka sugayso jawaab ku aadan deked ay Jabuuti ku yaboohday inay Ethiopia isticmaasho si loo yareeyo xiisadda ka dhex-jirta Soomaaliya iyo Ethiopia.

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Soomaaliya, Masar iyo Itoobiya - Sebtembar 30, 2024
September 30, 2024

Dalalka Soomaaliya, Masar iyo Itoobiya ayaa golaha guud ee QM khudbaddihi ay ka jeediyeen ku soo bandhiggay muranka ka dhaxeeya, iyadoo mid walba uu kan kale eedeyn u soo jeediyay. Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbixintan noo haya.

Soomaalida Mareykanka iyo doorashada - Sebtembar 29, 2024
September 29, 2024

Soomaalida Maryakanka ayaa isku diyaarinaya doorashada dalkan ka dhici doonta bisha November. Gobolka Ohio, waxaa olole ka wada xisbiyada Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga, kuwaasi oo raadinaya codadka Soomaalida. Xasan Dheere, oo ka mid ah hoggaamiyayaasha S