Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - Oktoobar 07, 2024
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka waxaa nala socod siinaya Maxamed Cabdi Sandheere.
Xaalufinta degaanka Waqooyi Bari Kenya - Oktoobar 07, 2024
Qaar ka mid ah odoyaasha deeggaanka Banaaney ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay isku-dayayaan inay ka hortagaan kooxo xaalufin baan ku haya dhirta deegganaasi, kuwaasi oo qaarkood ka yimid xeryaha Dadaab. Weriye Cabdiwali Cabdi Maxamed ayaa warbix
Axmed Madoobe oo ka tagay shirka GWQ - Oktoobar 07, 2024
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta dib ugu noqday magaalada Kismnaayo, isagoo isaga tagay shirka hoggaamiyayaasha dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada uga socda Muqdisho.
Wareysiga Cali Cumar (Cali Balcad) - Oktoobar 06, 2024
Wasiiru dowladda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa difaacay heshiiska iyo iskaashiga militari ee ka dhaxeeya Soomaaliya, iyo Masar, isagoo sheegay in Soomaaliya ay u madax banaan tahay dal walba oo danteeda ay ka aragto inay iskaa
Xiisadda Bariga Dhexe oo ka dartay - Oktoobar 06, 2024
Xiisadda u dhaxaysa Israel iyo kooxaha Xamaas iyo Xizbullah ayaa sii cakirmaysa, iyadoo Israel-na ay subaxnimadii hore ee maanta duqaymo culus ka fulisay magaalada Bayruut iyo Masaajid ku yaala Mainka Gaza.
Mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Kenya - Oktoobar 03, 2024
Madaxweyne ku xigeenka Kenya, Rigathi Gachagua, ayaa maanta gudbiyay codsi uu ku dalbanayo in la joojiyo mooshinka xil-ka-xayuubin ee ay xildhibaannadu billaabeen horaantii toddobaadkan
Wareysiga Gen. Michael Langley ee Somalia - Oktoobar 03, 2024
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Kooxda Daacish ee Soomaaliya ay tiradoodu laba jibaarmay. Gen. Michael Langley, madaxa AFRICOM ayaa VOA wareysi uu siiyay kaga hadlay, saameynta khilaafka Soomaaliya iyo Ethiopia, la-dagaalanka al-Shabaab iyo nabad-gel
Turkiga oo billaabaya shidaal sahminta Soomaaliya - Oktoobar 03, 2024
Dowladda Turkiga ayaa maanta sheegtay in markab qaabilsan sahminta dhulka uu bishan tagayo xeebaha Soomaaliya, si uu u billaabo raadinta saliid iyo gaaska dabiiciga ee xeebanaha Soomaaliya. Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Reuters wa
Wararkii ugu dambeeyey shirka Villa Somalia - Oktoobar 03, 2024
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta galay maalintiisii labaad. Shirkan waxaa ka maqan madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana sida la sheegay madaxdu ay ka doodayaan arrimaha
Fallanqeynta doodii Tim Walz iyo JD Vance - Oktoobar 02, 2024
Murasharaxiinta xilka madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka ee ka ah; Barassabka Gobolka Minnesotta Tim Walz iyo Senator JD Vance ayaa xalay dood kulul ay ku dhex martay magaalada New York ee dalkan Mareykanka.