Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
VOA oo la tusay hub la sheegay in Imaaraadku siiyey kooxda RSF - Oktoobar 10, 2024
Ciidamada qalabka sida ee dalka Sudan ayaa VOA tusay hub ay sheegeen in dalka Isutaga Imaaraatka Carabtu uu siiyay xoogaga gurmadka deg degda ah ee magacooda loo soo gaabiyo RSF, taasi oo xadgudub ku noqon karta xayiraada hubka ee Qaramada Midoobay.
Qaxootiga Dhadhaab oo beeniyey in ay wadaan xaalufin deegaan - Oktoobar 10, 2024
Qaxootiga ku nool Dhadhaab ee Kenya ayaa beeniyay inay ku lug leeyihiin xaalufin iyo ugaarsi sharci darro ah oo lagu hayo deeggaanada u dhow xeryaha qaxootiga. Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka ayaa walaac ka muujiyay xaalufinta halkaasika socota. Cabdi
Madaxda Soomaaliya, Eritrea iyo Masar oo ku kulansan Asmara - Oktoobar 10, 2024
Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa maanta kullan sadex geesood ah ku leh magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eritrea. Saddexdan madaxweyne ayaa u muuqda ku sameysanaya xulufo ku aadan xaaladda Geeska Afrika.
Uurka gabdhaha da'da yar ee dalka Tanzania - Oktoobar 09, 2024
Sida laga soo xigtay QM, gabdhaha ay dadoodu u dhaxayso 15-19 ee dalka Tanzania, afartii gabdhoodba midkood ayaa ama uur leh ama ilmo dhashay. Wariyaha VOA-da Juhudi Mmari ayaa warbixintan ka soo dirtay deegaanka Dodoma ee Tanzania. Maxamed Cabdi Sand
Xiriirka Trump iyo Putin - Oktoobar 09, 2024
Buug cusub oo uu qoray weriyaha weyn ee Bobb Woodward ayaa lagu shaaciyey in Trump uu qalabka lagu baaro COVID-19 u diray Putin, xilligii uu jiray xanuunka, xilli qalabkaas uu gabaabsi ka ahaa Mareykanka.
Muhiimadda gobolka Arizona ee doorashada - Oktoobar 09, 2024
Iyadoo toddobaadyo un ay naga xigaan maalinta doorashada, ayaan warbixintan aan si gaar ah ugu eegi doonnaa gobolka Arizona oo ka mid ah goobaha muhiimka ah ee sida weyn loogu loollamayo tartanka madaxtinimada Mareykanka ee doorashada 2024-ka.
QM oo hakineysa gargaarkii gobolka Amxara - Oktoobar 09, 2024
Qaramada Midoobe ayaa ka fakareysa in ay hakiso howlihii gargaarka gobolka Amxaarada ee Itoobiya kadib markii ay kordheen dilka shaqaalaha gargaarka.
Mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Kenya - Oktoobar 09, 2024
Aqalka Hoose ee baarlamaanka Kenya ayaa xalay fiidkii ogolaaday mooshin xilka looga qaadayo madaxweyne ku-xigeenka oo loogu eedeeyay musuq-maasuq. Soomaalida degan Nairobi ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay tallaabadan. Warbixintan waxaa Nairobi ka soo
Qurbo-joogta Afrikaanka iyo doorashada USA - Oktoobar 08, 2024
Sidee qurbo-joogta Afrika ka timid ee noqday muwadaaniinta Mareykanka u wajahayaan doorashada madaxweynaha Mareykanka ee ay ku loolamayaan Donald Trump iyo Kamala Harris.Jeff Swicord ayaa warbixintan diyaariyey. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabd
Maxaa laga filan karaa shirka Muqdisho? - Oktoobar 08, 2024
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aanu burburin shirkii golaha wadatashiga ee Muqdisho, inkasta oo shalay uu ka tegay madaxweynaha maamulka Jubaland. Haddaba waxa laga filan karo shirka ayaan weydiinay Prof. Liibaan Ciise oo bare ka ah Jaamacadda Mu