Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Kenya oo ciidan dheeri ah u direysa Haiti - Oktoobar 14, 2024
Taliyaha booliska Kenya Douglas Kanja ayaa sheegay in 600 oo askari oo dheeraad ah oo ka tirsan booliska Kenya lagu wado in ay ku biiraan howlgalka ay Qaramada Midoobay taageerto si ay isugu dayaan in ay joojiyaan rabshadaha kooxaha gaangiska ah ee Haiti.
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caaalamka - Oktoobar 14, 2024
Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda caaalamka iyo waxa ku cusub teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socodsiinaya Cabdixakiim Shriwac.
Nin hubaysan oo lagu xiray meel u dhow Trump - Oktoobar 14, 2024
Booliska gobolka California ee dalkan Maraykanka ayaa xiray nin deggan gobolka Nevada, kaasi oo sitay qori cabbeysan iyo baasabooro been abuur ah, kaasi ooa lagu xiray meel uu Donald Trump Sabtidii ku qabanayay isku soo bax uu kula hadlayay taageerayaashi
10 waddan oo heshiis ka gaaray webiga Niil - Oktoobar 14, 2024
10 waddan oo ku yaalla Afrika oo iskaashanaya ayaa sheegay inuu dhaqan-galay heshiis ku saabsan in si siman looga faa’ideysanayo kheyraadka biyaha ee webiga Niil, inkastoo Masar ay si weyn uga soo horjeedaan.
Waa maxay Electoral College? - Oktoobar 14, 2024
Madaxweynaha Mareykanka waxaa lagu doortaa nidaam loo yaqaan Electoral College. Haddaba muxuu yahay Electoral College, sideese u shaqeeyaa? Waxaa sharxaya Ahmed Ali Sheikh
Gaza: Ciidamada Israel oo duqeeyey Isbitaal - Oktoobar 14, 2024
Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo Israa’iil ay la beegsatay Isbitaalka Shuhadada Al-Aqsa ee ku yaalla magaalada Deir al-Balah ay ku dishay ugu yaraan afar qof, halka ay ku dhaawacmeen 40 kale. Xuseen Barre ayaa soo jee
Wareysi aan la yeelanaya Xamse Warfaa - Oktoobar 13, 2024
Xamse Warfa oo hore la-tiye sare uga soo noqday wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa VOA uga warramay buug uu qoray oo uu uga hadlay hoggaamiyaha isbaddel doonka ah. (The Transformational Leader: Twelve Practices for Driving Lasting Change)
Gobollada muhiimka ee doorashada Mareykanka - Oktoobar 13, 2024
Tartanka madaxtinimada Maraykanka waxaa uu ku soo uruuraa gobollada guur-guura ee loo yaqaan Swing State. Gobolladan caadiyan ma doorbidaan xisbi gaar ah, doorashadana dhinaca kale ayay u rogi karaan. Haddaba waa kuwee gobolladan? Axmed Cali Seekh ayaa f
Cabdi Xaashi iyo Saalax oo is-haya - Oktoobar 13, 2024
Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay in xubin-nimadii Aqalka Sare uu waayay Senator Saalax Jaamac, oo ah Raiisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya. Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa faah
Netanyahu oo codsi u diray QM - Oktoobar 13, 2024
Raiisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa maanta Qaramada Midoobay ku booriyay inay ciidamadooda nabad ilaalinta ee UNFIL ka saaraan meelaha lagu dagaalamayo ee dalka Lubnaan. Waxaa faah-faahinaya Cabdixakiim Shirwac.