Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Hamiga Turkiga ee Geeska Afrika - Oktoobar 16, 2024
Turkiga ayaa sii xoojinaya iskaashiga uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo bishan u diray markab cilmi baaris ah si uu u baaro kheyraadka tamarta ee badda Soomaaliya. Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.
Wareysiga wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala - Oktoobar 16, 2024
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ku sugan dalkan Maraykanka, halkaasi oo uu jaaliyadda Soomaalida kula kulmay magaalooyinka, Minneapolis, Seattle iyo Columbus. Al-Cadaalla ayaa nagu soo booqday xa
Ciidanka Israel oo duqeeyey xarumo Xizbullah - Oktoobar 16, 2024
Ciidamada Israel ayaa maanta duqeyn la beegsaday goobaha ay ku xooggan yihiin ururka Xizbullah ee dalka Lubnaan.
Kenya oo 50 maroodi ka rartay keynta Mwea - Oktoobar 15, 2024
Dowladda Kenya ayaa billowday howlgal taariikhi ah oo ay 50 maroodi ah uga rartay kenyta Mwea oo buux-dhaafay, iyadoo geyn doonta seeraha Aberdare oo aad u waasac ah, si loo yareeyo iska hor-imaadka dhexmara aadanaha iyo duurjoogta.
Taalibaan oo mamnuucday sawirrada xoolaha - Oktoobar 15, 2024
Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Taliban ee dalka Afghanistan ayaa joojisay soo bandhigidda sawirada noolaha si ay ugu hoggaansamaan shuruucda anshaxa, sida uu xaqiijiyey sarkaal ka tirsan Taliban maanta oo Talaado ah.
Soomaaliya oo u abaal gudaysa shacabka Sudan - Oktoobar 15, 2024
Dowladda Soomaaliya ayaa deeq waxbarasho siisay arday ka socota Sudan oo ku sugan Muqdisho, kuwaas oo ka soo cararay colaadda dalkooda. Dowladda ayaa sheegtay in ay tani ugu abaal gudeyso dalka Sudan oo deeq waxbarasho horey u siiyey kumanaan arday Soomaa
Talyaaniga oo muhaajiriin u masaafuriyey Albania - Oktoobar 15, 2024
Talyaanigu ayaa kooxdii ugu horreysay oo muhaajiriin ah maanta geeyay dalka Albania, sida ay sheegtey Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Qorshahan ayaa qayb ka ah barnaamij muran badan dhaliyey oo lagu doonayo in kumannaan magan-gelyo-doon ah xarumo looga sameey
Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara - Oktoobar 15, 2024
Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu godoominayo Ethiopia, isla markaana sare u qaadayo suurta-galnimada iska hor-imaad ka dhaca gobolka.Warbixin ay
Muhiimadda codka haweenka ee doorashada Mareykanka - Oktoobar 15, 2024
Dumarka Maraykanka ayaa kaalin weyn ka ciyaari doona goaaminta doorashada madaxtinimo ee Maraykanka ee 2024. Sanadihii u dambeeyey, dumarka isu diiwaan galiyey inay doorashada ka codeeyaan ayaa aad uga badnaa ragga. Warbixintan waxaa diyaariyey Dora Mek
Israel oo 50 qof ku dishay duqeyn ka dhacday Gaza - Oktoobar 15, 2024
Duqeymo ay fuliyeen ciidamada Israel oo ka dhacay Marinka Gaza ayaa waxaa lagu dilay ugu yaraan 50 Falastiiniyiin ah, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee Falastiin. Waxaa faah-faahinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan