Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Talyaaniga oo soo celiyey muhaajiriintii Albania - Oktoobar 20, 2024
October 20, 2024

Markab ay leeyihiin ciidamada badda Talyaaniga ayaa Sabtidii 12 qof oo tahriibayaal ah dib ugu celiyay Talyaaniga isagoo ka qaaday xarun ku taalla dalka Albania, kadib markii ay maxkamaddu go’aan ka soo saartay qorshaha dowladda ku doonayso inay ugu waree

Dagaalka Xizbullah iyo Israel oo xoogeystay - Oktoobar 20, 2024
October 20, 2024

Israel ayaa beegsatay meel ay sheegtay inay ahayd xarun hubku uu u yaalay kooxda Xizbullah, kadib markii kooxdu ay gantaalo ku rideen waqooyiga Israel. Weerarka ayaa imanaya ayada oo sidoo kale afhayeen u hadlay Xizbullah uu sheegay in diyaarad Drone ah l

Wararkii ugu dambeeyey doorashada USA - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Labada tartame ee doorashada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Kamala Harris ayaa isku dayaya inay gaaraan dadka tirada yar ee aan weli goaansan ciddii ay u codeyn lahaayeen. Warbixin uu diyaariyey Scott Stearn, waxaan soo jeedinaya Maxamed Cabd

Sheekada tababare Qamar (Queen Sheeno) - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Muqdisho, haweenayda kaliya ee tababarta dhallinyarada kubbada cagta ayaa sheegtay inay hiigsanayso inay soo saarto ciyaartoy mar uun matala Somalia. Tababare Qamar Maxamuud (Queen Sheeno), oo aas-aastay akadeemiyada Isku filan ayaa u warantay VOA. Xasan

Jabhadaha Suuriya oo halis cusub wajahaya - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Jabhadaha Suuriya ayaa wajahaya halis cusub oo ah diyaaradaha ismiidaaminta ee aan duuliyaha lahayn, oo ay sheegayaan in dowladda Suuriya iyo ciidamada Ruushka ay ku beegsanayaan.Weriyaha VOA Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Xuseen B

FBI oo xirtay nin u socday Daacishta Somalia - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa soo xirtay nin ka soo jeeda magaalada Hanover ee gobolka Maryland ee dalkan Mareykanka oo lagu magacaabo Michael Sam Teekaye, oo da’diisu tahay 21 sana jir, ka dib markii lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay inuu taagee

Dhimashada qaraxii Nigeria oo korortay - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in tirada dadka ku dhintay booyad shidaal oo qaraxday ay gaartay ku dhowaad 150 qof. Meydadka oo lasoo ururiyay ayaa lagu aasay xabaale wadareed. Wararkii ugu dambeeyay ee musiibadaasi waxaa inoo haya Axmed Cali Sheekh.

Iran oo uga digtay Israel in ay soo weerarto - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Kacaanka Sare ee Iran ayaa Khamiista maanta ah uga digay Israa’iil inay weerar ku qaaddo Jamhuuriyada Islaamiga ee Iran ayagoo uga aargudanaya gantaalada lala beegsaday, xili militariga Israel ay sare u qaadeen weerarka ay Lubn

Israel duqaysay iskuul ku yaalla Gaza - Oktoobar 17, 2024
October 17, 2024

Wasaarada Caafmaadka ee Gaza ayaa sheegtey in duqeyn ay Israel ku qaadey iskuul ay ku hoydaan dad badan oo barakacayaal ah oo ku yaalla Waqooyiga Gaza ay ku dhinteen 15 qof oo ay ku jiraan 5 caruur ah.

Soomaali lagu xukumay gobolka Minnesota - Oktoobar 16, 2024
October 16, 2024

Maxkamad ku taalla gobolka Minnesota ayaa in ka badan 10 sano oo xabsi ah ku riday Maxamed Jaamac Ismaaciil oo ka mid ah tobaneeyo qof oo loo haysto inay is-daba marin ku sameeyeen malaayiin dollar oo loogu talo galay in lagu quudiyo caruurta gobolkaasi.