Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Doorashada Koonfur Afrika - May 29, 2024
May 29, 2024

Dadka Koonfur Afrika ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta ayada oo ay dhaceyso doorasho aad u adag.

Kulanka dhallinyarada Soomaaliyeed ee Minnesota - May 29, 2024
May 29, 2024

Gobolka Minnesota, dhalinyaro iyo waalidiin ayaa isugu yimid kulan looga hadlayay dhibaatooyinka haysta dhalinyarada, sida maandooriyaha oo saameyn badan ku yeeshay dhalinyarada.

Wareysi: Madaxweyne Ruto - May 28, 2024
May 28, 2024

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa wareysi uu siiyey VOA uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin ciidamada dalkiisa ka jooga Soomaaliya,.

Doorasho ka dhaceysa Koonfur Afrika - May 28, 2024
May 28, 2024

Doorasho ayaa Arbacada ka dhaceysa Koonfur Afrika, ayada oo la filayo in xisbiga ANC oo muddo maamulayey dalka uu lumiyo taageerayaal badan.

Maxkamadeynta Trump oo geba-gebo ku dhow - May 28, 2024
May 28, 2024

Dacwad oogayaasha iyo qareennada difaacaya Donald Trump ayaa lagu wadaa in ay dooddii xiritaanka u gudbiyaan xeerbeegtida, Talaadada maanta ah.

Israel oo mar kale duqeysay Rafax - May 28, 2024
May 28, 2024

Ciidamada Israel ayaa mar kale maanta duqeeyey magaalada Rafax, halkaasi oo dhowaan weeraro ay ka fuliyeen lagu dilay dad shacab ah.

Ireland, Norway iyo Spain oo aqoonsaday Falastiin - May 28, 2024
May 28, 2024

Waddamada Spain, Norway iyo Ireland ayaa dal ahaan u aqoonsaday mamaulka Falastiin Talaadada maanta, waxayna qayb ka noqonayaan in ka badan 140 waddan, oo sidaas sameeyey.

Muran ka taagan hab qeybsiga dakhliga Kenya - May 28, 2024
May 28, 2024

Hoggaamiyayaasha gobolka waqooyi bari Kenya ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan qaab cusub oo lagu qeybsanayo dakhliga Kenya. Warbixintan waxaa Wajeer ka so diray Axmed Xuseen.

Wararka Sayniska iyo Teknoolojiyadda - May 28, 2024
May 28, 2024

Wararkii ugu dambeeyey ee Sayniska iyo Teknoolojiyadda caalamka, waxaa nala socod siinaya Cabdixakiim Shirwac.

Kansarka oo kusoo badanaya dhulka Soomaalida - May 27, 2024
May 27, 2024

Dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika, waxaa ku soo badanaya xanuuno aan hore ugu badnaan jirin sida kansarka oo haatan dad badan oo Soomaali ah uu ku dhacay. Haddaba xaaladda caafimaad ee Somaliland, waxaan ka wareysanay Liibaan Yuusuf Gaaxnuug.