Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Dacwadda Hunter Biden oo socota - Juun 10, 2024
Maxkamadeynta wiilka madaxweyne Biden ee Hunter Biden ayaa maraysa geba-gebo.
Mareykanka oo riixaya xabad-joojin ka dhacday Gaza - Juun 10, 2024
Mareykanka ayaa ku baaqaya in Golaha Ammaanka uu u codeeyo qaraar ku baaqaya in Xamaas ay aqbasho xabad-joojin ka dhacda Gaza.
Dalxiiska Geela ee duleedka Hargeysa - Juun 06, 2024
Dhallinyarada Hargeysa qaarkood ayaa u dalxiis taga xeryo geella lagu dhaqo oo duleedka magaalada ku yaalla, halkaasi oo ay ka soo cabbaan caano, kaddibna ay ku bartaan dhaqanka dhaqashada geella uu qeyb weyn ka yahay. Warbixintan waxaa soo diray Maxamed
Xaafaddaha Shiinaha ee Nairobi - Juun 06, 2024
Xaafadaha ay dadka Shiinaha ahi ka deggan yihiin magaalooyinka dalalka dibaddu waa kuwo la aqoon sano karo. Magaalada Nairobi waxaa ku yaalla dhowr xaafad oo xajmigoodu kala duwan yahay, kuwaas oo ku firirsan magaalada.
Sudan: Weerar ay fuliyeen RSF oo lagu dilay 100 qof - Juun 06, 2024
Guddi u dhaqdhaqaaqa dimoqraadiyadda Suudaan ayaa sheegay in "ilaa 100 qof ay ku dhinteen tuulo ay weerareen ciidamada RSF.
Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay ka mid noqoshada Golaha Ammaanka - Juun 06, 2024
Soomaaliya iyo afar waddan oo kale ayaa maanta xubno aan joogto ahayn ka noqday Golaha Ammaanka ee QM. Haddaba waxa ay arrintan ka dhigan tahay ayaan kahor codeynta ka wareysanay Axmed Ciise Cawad, wasiirkii hore ee arrimaha dibedda.
Israel oo duqeysay iskuul ku yaalla Gaza - Juun 06, 2024
Isbitaal ku yaal Gaza ayaa sheegay in ugu yaraan 37 qof ay ku dhinteen weerar ay Israa'iil maanta ku qaadday iskuul ay maamusho Qaramada Midoobay.
Gabdhaha kubadda kolayga ee Hargeysa - Juun 06, 2024
Magaalada Hargeysa, gabdhaha ciyaara kubbada kolleyga ayaa sheegay inay helleen xorriyad ay ku ciyaaraan horyaalka kubbada koleyga, iyagoon markaas wax cabsi ah kala kulmayn bulshada muxaafidka ah.
Ballaarinta dekadda Boosaaso - Juun 06, 2024
Dekadda magaalada Boosaso oo baalarin iyo dayactir uu ku socdo, ayaa waxaa ganacsatada xoolaha sannadkan u suurtogashay inay xoollo badan u iib geeyaan dalalka Khaliijka, kadib markii dekedda uu soo gaaray markab weyn. Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac
Soomaaliya oo xal u raadineysa wararka been abuurka ah - Juun 05, 2024
Dowladda Soomaaliya ayaa haatan isku daysa sidii ay u wax-uga-qaban lahayd saameynta wararka been abuurka iyo baraha bulshada oo fara baan ku haya Soomaaliya.