Muuqaallo - VOA
Latest Episodes
Xaalad haysta soo-galootiga dalka Lubnaan - Nofembar 21, 2024
Dalka Lubnaan ayaa waxaa ku nool dad lagu qiyaasay 176,000 qof oo soo-galooti ah, oo badankoodu yihiin dumar Afrikaan ah oo ka shaqeeya shaqooyin heerkoodu hooseeyo. Tan iyo markii uu dagaalku billowday, qaar badan oo ka mid ah ayaa barakacay, waxaana soo
Maalinta Macallinka oo laga xusay Somalia - Nofembar 21, 2024
Soomaaliya waxaa maanta laga xusayaa maalinta macallinka ee 21-ka November. Macallimiiinta Soomaaliya ayaa marxalladu adag ku shaqeynaya, kadib markii dagaalladii ay ku burbureen hay'addihii waxbarashada, inkastoo dalka ay ka shaqeeyaan iskuullo iyo macaa
Ciidanka Daacishta Soomaaliya oo kordhay - Nofembar 21, 2024
Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobe ayaa lagu sheegay in ay laba laabantay tirada maleeshiyada kooxda Daacish ee Soomaaliya, oo ay gaartay 600 illaa 700.
Moos lagu iibiyey 6.2 milyan - Nofembar 21, 2024
Moos darbi lagula dhajiyey sharooto ayaa lagu iibiyey 6.2 milyan oo dollar kadib xaraash ka dhacay magaalada New York.
ICC oo amartay in la soo xiro Netanyahu - Nofembar 21, 2024
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa Khamiista maanta ah soo saartay amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirka gaashaandhigga Yoav Gallant, iyo sidoo kale taliyaha milatariga Xamas Mohammed Deif.
Baarlamanka Jubaland oo doortay guddoon - Nofembar 21, 2024
Baarlamaanka maamul goboleedkja Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah doortay hoggaankooda. Doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa xubnaha baarlamanku waxay ku doorteen guddoomiyaha baarlamanka iyo labada guddoomiye ku-xigeen.
Welwelka dalalka Nordic. - Nofembar 20, 2024
Dalalka Findland, Sweden iyo Norway ayaa dadkooda u sheegay inay diyaargaroowbaan, iyagoo welwel ka qaba dagaalka Ukraine.
Muuse Biisi oo Aqbalay Guuldarrada - Nofembar 20, 2024
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa aqbalay in laga adkaay, wuxuuna u wacad ku maray inuu la shaqeyn doono madaxweynaha cusub Cabdiraxmaan Cirro
KANEECADA DJIBOUTI - Nofembar 20, 2024
Djibouti ayaa toddobaad walba hawada kusii daysa kumanaan kun o kaneeco ah oo hiddo-siddaha laga baddelay, iyadoo tijaabinaysa qaab cusub oo lagaga hortagayo xanuuna malaariyada.
Baarlamaanka oo Ansixiyay sharciga Xisbiyada - Nofembar 20, 2024
Labada aqal ee baarlamaanka Somalia oo maanta ansixiyay sharciyadda ururada iyo xisbiyadda siyaadda Somalia.