Muuqaallo - VOA

Muuqaallo - VOA


Latest Episodes

Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo saxiixday - May 06, 2024
May 06, 2024

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta booqasho ku tegay dalka Kenya, halkaasi oo uu heshiisyo kala saxiixday madaxweyne William Ruto.

Wareysi: Cabdiraxmaan Caynte - May 03, 2024
May 03, 2024

Halkee ayey maraysaa xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya? Waxaan ka wareysanay Cabdiraxmaan Caynte, oo so noqday wasiirkii qorshenta ee Soomaaliya, haatanna ka mid ah guddi ay dowladda Soomaaliya u xil-saartay arrimaha Ethiopia.

Fatahaad laga cabsi qabo inay ka dhacdo Beledweyne - May 03, 2024
May 03, 2024

Dadka ku nool magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay cabsi ka qabaan fataahaad xooggan oo Webiga Shabeelle uu ka geysto magaalada.Weriyaheena Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Dalka Colombia oo xiriirka diblomaasi u jaray Israel - May 02, 2024
May 02, 2024

Dalka Latin America ku yaalla ee Colombia ayaa xiriirka u jaray Isreal, iyagoo ku eedeeyay inuu xasuuq ka wado dhulka Falastiin.

Roobab kale oo ka da'ay Imaaraadka - May 02, 2024
May 02, 2024

Imaaraatka Carabta oo mar kale ay ka daeen roob keenay in dugsiyadii iyo jaamacadihii la xiray iyada oo ardaydu ay casharadan ku qaadanayaan guryahooda.

Banaan-baxyada Jaamacadaha Mareykanka - May 02, 2024
May 02, 2024

Booliska magaalada Los Angels ayaa galay Jaamacadda UCLA, oo ardayda ay ka wadaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin.

Khasaaraha daadadka Kenya - May 02, 2024
May 02, 2024

Waxaa kordhay khasaaraha dadka ku dhintay daadadka Kenya.

Ghana oo 20% la musuq-maasuqo miisaaniyada dowladda - May 02, 2024
May 02, 2024

Dalka Ghana 20% miisaaniyadda dowladda waa la musuq-maasuqaa. Warbixintan oo qeyb ka ah warbixino aan ugu talagalnay xaaladda musuq-maasuqa Afrika, waxaa Accra ka soo diray weriyaha VOA Isaac Kaledzi. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.

Soomaaliya iyo Turkiga oo sii xoojinaya iskaashigooda - May 02, 2024
May 02, 2024

Dalalka Soomaaliya iyo Turkiga ayaa sii xoojinaya xiriirka u dhaxeeya kadib markii ay dhawaan kala saxiixdeen heshiish ku aadan dhinacyada difaaca iyo dhaqaalaha. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Midowga Afrika oo ka war helay lacag laga xadi rabay - May 01, 2024
May 01, 2024

Midowga Afrika ayaa Talaadadii sheegay in la fashiliyay isku day lagu doonayay in lacag dhan 6 milyan oo dollar lagala baxayo akoonnada Midowga Afrika ee bankiga ugu weyn Itoobiya.