Muuqaallo - VOA
Maamulka cusub ee Syria oo xiray 300 oo qof - Desembar 29, 2024
Maamulka cusub ee Suuriya ayaa xiray ku dhawaad 300 oo qof, oo ay ku jiraan dadka xogta aruuriya ee ishaa-falateeya, dagaalyahanno taageersan dowladda, iyo askar hore, waxaana socda howlgallada ka dhanka ah kuwa daacadda u ah madaxweynihii hore ee Bashaar