Muuqaallo - VOA
Jamhuuriyiinta oo la wareegay Congress-ka - Nofembar 14, 2024
Xisbiga Jamhuuriga ayaa ku guuleystay kuraas ku filan oo ay ku maamuli karaan Aqalka Wakiilada ee Congress-ka Maraykanka. Xisbiga Jamhuuriga ayaa helay aqlabiyadda labada aqal ee wakiilada iyo Senate-ka, kuwaas oo garab u noqon doona madaxweynaha la doort